{"id":45820,"date":"2018-04-21T02:06:15","date_gmt":"2018-04-20T23:06:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45820"},"modified":"2018-04-21T02:07:06","modified_gmt":"2018-04-20T23:07:06","slug":"diiwaan-gelinta-axzaabta-siyaasadda-soomaaliya-iyo-diiwaan-geliyihii-ugu-horeeyey-oo-uu-noqdey-maxamed-maxamuud-xasan-sandheere","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/diiwaan-gelinta-axzaabta-siyaasadda-soomaaliya-iyo-diiwaan-geliyihii-ugu-horeeyey-oo-uu-noqdey-maxamed-maxamuud-xasan-sandheere\/","title":{"rendered":"Diiwaan Gelinta Axzaabta Siyaasadda Soomaaliya iyo Diiwaan Geliyihii Ugu Horeeyey oo uu Noqdey Maxamed Maxamuud Xasan Sandheere."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/sandheere1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45821\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/sandheere1.jpg\" alt=\"\" width=\"864\" height=\"857\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/sandheere1.jpg 724w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/sandheere1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/sandheere1-300x298.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/sandheere1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 864px) 100vw, 864px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Maxamed Maxamuud Xasan Sandheere Waa Mas&#8217;uulkii Ugu Horeeyey ee Diiwaan Geliyey Xisbiyo Siyaasadeed Triikhdu Markii ay Aheyd 03\/12\/2017kii,waxa uuna Maalintaas Saxiixey Shahaadooyin 7 Xisbi Siyaasadeed oo ku Guuleystey in ay Soo Buuxiyaan Shuruudaha Lagu Heli karo Shahaado KMG ee Xisbi Siyaasadeed.<\/p>\n<p>Xisbiyada Maalintan Shahaadada La Siiyey ee uu Maxamed Sandhere Saxiixey Waxaa kamid ahaa:-<\/p>\n<p>1 Xisbiga Garsoor.<\/p>\n<p>2 Xisbiga Umadda.<\/p>\n<p>3 Xisbiga Midnimada iyo Dimuquraadiyada NDP.<\/p>\n<p>4 Xisbiga M Dimuquradiyada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>5 Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>6 Xisbiga Horumarinta Soomaaliya.<\/p>\n<p>7 Xisbiga Midnimada Bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Maxamed Maxamuud Xasan Sandheere Waa Aqoon yahan Haysta Shahaado Heer Jaamacadeed,kana soo Shaqeeyey Wasaarado Badan Isagoo xilal kala duwan kasoo Qabtey intii uusan imaan Xafiiska Diiwaan Gelinta Xisbiyada oo Hoos taga Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya oo Ka kooban 9 Sagaal xubnood ayna Gudoomiso Marwo Xaliimo Ismaaciil Ibraahim,Halka uu G\/Kuxigeenkuna ahaa Sayid Cali iyo 7 xubnood kale,Xubnaha Gudiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranku Waxey ka Koobnaayeen Labo Gabdhood iyo Todobo Rag ah,Gabdhaha yaana Shir gudoonka lahaa Mar kasta Waa Xaliimo Ismaaciil Xaajiyo Xaliima Yareey iyo Marwo. Khadiija Cosoblle.<\/p>\n<p>Taariikhda iyo CVga Maxamed Maxamuud Xasan Sandheere Waxaan Hadii Alle Idmo Idiin soo Gudbin doonaa Beryaha Soo Socda Insha allaah.<\/p>\n<p>W.Q. Gud.XMJS<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45697\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45698\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45697\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Maxamed Maxamuud Xasan Sandheere Waa Mas&#8217;uulkii Ugu Horeeyey ee Diiwaan Geliyey Xisbiyo Siyaasadeed Triikhdu Markii ay Aheyd 03\/12\/2017kii,waxa uuna Maalintaas Saxiixey Shahaadooyin 7 Xisbi Siyaasadeed oo ku Guuleystey in ay Soo Buuxiyaan Shuruudaha Lagu Heli karo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45821,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45820","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45820","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45820"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45820\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45822,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45820\/revisions\/45822"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45821"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45820"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45820"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45820"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}