{"id":45800,"date":"2018-04-20T20:57:53","date_gmt":"2018-04-20T17:57:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45800"},"modified":"2018-04-20T21:01:44","modified_gmt":"2018-04-20T18:01:44","slug":"magaalada-abuuja-ee-dalka-nigeria-oo-taliyeyaasha-ciidamada-africa-iyo-mareykanku-shir-ku-yeesheen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/magaalada-abuuja-ee-dalka-nigeria-oo-taliyeyaasha-ciidamada-africa-iyo-mareykanku-shir-ku-yeesheen\/","title":{"rendered":"Magaalada Abuuja ee Dalka Nigeria oo Taliyeyaasha Ciidamada Africa iyo Mareykanku Shir ku Yeesheen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/abuuja.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45801\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/abuuja.jpg\" alt=\"\" width=\"923\" height=\"692\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/abuuja.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/abuuja-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 923px) 100vw, 923px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Magaaladda Abuja ee dalka Nigeria, ayaa waxaa ku soo dhamaaday shirweyne socday muddo Saddex maalin ah, kaasi oo u dhaxeeyey taliyayaasha ciidamada difaaca Qaaradda Africa iyo dowladda Mareykanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirkasi Soomaaliya waxaa uga qeyb galay Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas C\/wali Jaamac Gorod \u00a0iyo wafdi uu hoggaaminayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirka, ayaa intii uu socday waxaa looga hadlay xoojinta wada shaqeynta ka dhaxeysa Taliyayaasha iyo siddii ay isku dhaafsan lahaayeen qibradaha, tababarada dhanka ciidanka\u00a0 iyo arrimo kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha ciidamada xoogga dalka, Sarreeye Gaas C\/wali Jaamac Gorod, ayaa intii uu ku sugnaa Magaaladda Abuja ee dalka Nigeria, kulmo gooni gooni ah waxaa uu la yeeshay Madax ay ka mid yihiin Kaaliye ku xigeenka xog-hayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee u qaabilsan Africa Ambassador Stephanie S. Sullivan iyo taliye ku-xiggeenka taliska Mareykanka ee Africom.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" class=\"\" src=\"https:\/\/hiiraan.com\/images\/2018\/Apr\/2018420636597823415188874shir-2.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxda labada dhinac, ayaa\u00a0 ka wada hadlay arrimo ay ka mid ahaayeen Taageeridda ciidamada xoogga dalka,\u00a0 kordhinta dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, siddii looga caawin lahaa dowladda Soomaaliya dib u dhiska ciidamada xoogga dalka iyo wanaajinta xiriirka millatari ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Mareykanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45697\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45698\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45697\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45699\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaaladda Abuja ee dalka Nigeria, ayaa waxaa ku soo dhamaaday shirweyne socday muddo Saddex maalin ah, kaasi oo u dhaxeeyey taliyayaasha ciidamada difaaca Qaaradda Africa iyo dowladda Mareykanka. Shirkasi Soomaaliya waxaa uga qeyb galay Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas C\/wali Jaamac Gorod \u00a0iyo wafdi uu hoggaaminayo. Shirka, ayaa intii uu socday waxaa looga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45801,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45800","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45800","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45800"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45800\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45803,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45800\/revisions\/45803"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45801"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45800"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45800"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45800"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}