{"id":45786,"date":"2018-04-19T22:09:42","date_gmt":"2018-04-19T19:09:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45786"},"modified":"2018-04-19T22:10:11","modified_gmt":"2018-04-19T19:10:11","slug":"gudoomiyaha-xisbiga-waddani-craxmaan-cirro-oo-ku-baaqey-in-muuse-biixi-is-casillo-siilaanyana-maxkamad-lasoo-taago","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/gudoomiyaha-xisbiga-waddani-craxmaan-cirro-oo-ku-baaqey-in-muuse-biixi-is-casillo-siilaanyana-maxkamad-lasoo-taago\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Xisbiga Waddani C\/raxmaan Cirro oo ku Baaqey In Muuse Biixi Is Casillo Siilaanyana Maxkamad Lasoo Taago."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/xisbiga-wadani1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45787\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/xisbiga-wadani1.jpg\" alt=\"\" width=\"1216\" height=\"621\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/xisbiga-wadani1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/xisbiga-wadani1-300x153.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1216px) 100vw, 1216px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay inuu is casilo ama xil ka xayuubin lagu saneeyo kaddib markii heshiishkii Dekadda Berbera Imaaaradku sheegay in ay la saxiideen dowladdii hore ee Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gudoomiyaha xisbiga WADANI C\/raxmaan Cirro ayaa sheegay in warka ka soo baxay wasiirudawlaha arrimaha Dibadda Imaaraadka ee uu siiyey idaacada BBC-da qaybteeda Carabiga ay tilmaamayso in heshiishkaasi uu saxeexay mdaxweynihii hore ee Soomaaliya, taasina ay ka hor imanayso hadaladii madaxweynihii hore ee Siilaanyo iyo madaxweyne Muuse Biixi shacabka u sheegayeen oo uu ku tilmaamay kuwo beenoobay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gudoomiye Cirro oo eedeentii ugu kululeed u jeediyey xisbiga KULMIYE waxa uu yidhi \u201cSiyaasadu been maaha mala awaal maaha shacabkaaga oo la hagar daameeyo maaha, danta shacabka oo laga saraysiiyo danta shakhsiga maaha, waxa cadaatay in xukumadihii kala dambeeyey ee KULMIYE hasaawe been ah ugu sheekaynayeen shacabkoodda\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMadaxweynihii hore Axmed SIilaanyo wuxuu sameeyey khiyaamo qaran oo ku mudan in maxkamada la hor geeyo, Madaxweyne Muuse wuxuu jabiyey dastuurka wuxuu ku kacay khiyaamo qaran waxa u banaan laba mid kood inuu yeelo inuu is casilo, dadkana saamaxad waydiisto, kuna dhowaaqo in la qabto doorashooyinka madaxweyne oo cusub, waa kale oo u banaan hadii uu taas yeeli waayo in lagu qado khiyaamo qaran oo lagu sameeyo maamuus ka xayuubin\u201dayuu yidhi Cirro.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gudoomiyuhu waxa kale oo uu tilmaamay inay jirto in dadkii la iska xidh xidhayo oo xoriyatul qawlkii meesha ka baxay, waxaanu yidhi \u201cKulmiye wuxu irida u xidhay xuquuqul insaankii xoriyadi hadalka, jeelasha way buuxaan mid hadlay iyo mid baraha bulshada wax ku qoray mid wargeys wax ku qoray mid riyooday mid aan wali loo sheegin wixi lagu magay intuba liintay jeelka ku dhex cabayaan\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Xisbiga WADANI ayaa sheegay in hadalka ka soo yeeray wasiirudawlaha arrimaha dibadda ee Imaaraadka Carabta Anwar Qarqaash uu yahay mid khashifay wararkii beenta ahaa ee heshiishka lagula gallay Imaaraadka .<\/p>\n<p align=\"justify\">Anwar Qarqaash ayaa sheegay in heshiishka dekadda Berbera ay saxeexeen xukuumadii hore ee Soomaaliya, isla markaana aanay xafiis ku lahayn Somaliland wax xidhiidh ahna aanay la lalahayn Somaliland.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45697\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45698\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45697\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45699\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay inuu is casilo ama xil ka xayuubin lagu saneeyo kaddib markii heshiishkii Dekadda Berbera Imaaaradku sheegay in ay la saxiideen dowladdii hore ee Soomaaliya. Gudoomiyaha xisbiga WADANI C\/raxmaan Cirro ayaa sheegay in warka ka soo baxay wasiirudawlaha arrimaha Dibadda Imaaraadka ee uu siiyey idaacada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45787,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45786","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45786","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45786"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45786\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45789,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45786\/revisions\/45789"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45787"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45786"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45786"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45786"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}