{"id":45769,"date":"2018-04-19T20:35:39","date_gmt":"2018-04-19T17:35:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45769"},"modified":"2018-04-19T20:36:04","modified_gmt":"2018-04-19T17:36:04","slug":"dalka-mareykanka-oo-sheegay-inay-ka-baaqan-doonaan-shirka-wada-hadalada-waqooyiga-kuuriya-hadii-aaney-wax-kasoo-baxeyn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/dalka-mareykanka-oo-sheegay-inay-ka-baaqan-doonaan-shirka-wada-hadalada-waqooyiga-kuuriya-hadii-aaney-wax-kasoo-baxeyn\/","title":{"rendered":"Dalka Mareykanka oo Sheegay inay ka Baaqan Doonaan Shirka Wada hadalada Waqooyiga Kuuriya Hadii aaney wax Kasoo Baxeyn."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/trump-iyo-kuuriyada-waqooyi.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45770\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/trump-iyo-kuuriyada-waqooyi.jpg\" alt=\"\" width=\"1016\" height=\"571\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/trump-iyo-kuuriyada-waqooyi.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/trump-iyo-kuuriyada-waqooyi-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1016px) 100vw, 1016px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay in uu ka baaqan doono shirka la qorsheeyay ee dhexmari doono isaga iyo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi haddii uusan u arag in ay natiijo kasoo baxayso.<\/p>\n<p align=\"justify\">Trump ayaa ka hadlayay shir jaraa&#8217;id oo ay si wadajir ah u qabteen isaga iyo Ra&#8217;isulwasaaraha Japan Shinzo Abe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar sii horeysay Trump ayaa ammaanay dadaalka agaasimaha guud ee CIA-da Mike Pompeo oo socdaal qarsoodi ahaa ku tagay dalka Kuuriyada Waqooyi, kadibna la kulmay Kim.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in Agaasimaha uu xiriir wanaagsan la soo sameeyay Kim.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxay ahayd markii koowaad tan iyo sanadkii 2000 oo mas&#8217;uul heerkaas ah uu booqasho ku tago Kuuriyada Waqooyi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Lama oga halka iyo goorta uu kulanka dhacayo, balse waxa uu Trump sheegay in muhiimada ay tahay in Kuuriyada Waqooyi lagu cadaadiyo in ay dhigto hubka nuyuukleerka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra&#8217;isul wasaaraha Japan ayaa Trump ka codsaday in uu gacan ka siiyo sidii loo soo siideyn lahaa maxaabiis Japan laga afduubtay sanadkii 1970-kii, kuwaas oo lagu heysto dalka Kuuriyada Waqooyi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kuuriyada Waqooyi ayaa horey u qiratay in ay afduubatay 13 Japaaniis ah, kuwaas oo ay u isticmaalayso in ay sirdoonkooda u tabobaraan dhaqamada Japan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Trump ayaa sheegay in uu ku dadaali doono soo deynta muwaadhiniinta Japan iyo 3 qof oo Maraykanka u dhashay oo dalkaas lagu haysto.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45697\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45698\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45697\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45699\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay in uu ka baaqan doono shirka la qorsheeyay ee dhexmari doono isaga iyo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi haddii uusan u arag in ay natiijo kasoo baxayso. Trump ayaa ka hadlayay shir jaraa&#8217;id oo ay si wadajir ah u qabteen isaga iyo Ra&#8217;isulwasaaraha Japan Shinzo Abe. Mar sii horeysay Trump ayaa ammaanay dadaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45770,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45769","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45769","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45769"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45769\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45772,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45769\/revisions\/45772"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45770"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45769"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45769"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45769"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}