{"id":45765,"date":"2018-04-19T19:48:37","date_gmt":"2018-04-19T16:48:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45765"},"modified":"2018-04-19T19:57:57","modified_gmt":"2018-04-19T16:57:57","slug":"waddada-isku-xirta-balcad-iyo-jowhar-oo-ciidamada-dawladda-federalka-soomaaliya-hawlgallo-amni-ka-wadaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/waddada-isku-xirta-balcad-iyo-jowhar-oo-ciidamada-dawladda-federalka-soomaaliya-hawlgallo-amni-ka-wadaan\/","title":{"rendered":"Waddada Isku Xirta Balcad iyo Jowhar oo Ciidamada Dawladda Federalka Soomaaliya Hawlgallo Amni ka Wadaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/balcad-iyo-jawhar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45766\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/balcad-iyo-jawhar.jpg\" alt=\"\" width=\"907\" height=\"602\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/balcad-iyo-jawhar.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/balcad-iyo-jawhar-300x199.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 907px) 100vw, 907px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa bilaabey howlgal lagu xaqiijinayo Amniga waddada isku xirtay magaalooyinka Balcad iyo Jowhar oo waayadii ugu danbeeyay ay ku soo badanayeen weerarro halkaa ay ka geysanayaan Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Col Cali Calasow taliyah ciidamada xoogga dalka qeybta ka howlgalka gobolka Shabeelaha Dhexe oo la hadlay Warbaahinta\u00a0Qaranka ayaa sheegay in ciidamada ay lawareegeen deegaanno Al-shabaab ay joogeen oo ay ka cararreen marka ay maqleen in ciidamada xoogga ku soo fool leeyahay, isagoona\u00a0sheegay in deeggaanada ay la wareegeen ay kala yihiin\u00a0Qoor-dheere, War ciise, Qab duco, Wararaxleey iyo Qorax Madoobe.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cCiidamada Xoogga dalka waxaa ay ka soo dhaqaaqeen Raaga Ceelle, Al-Shabaab waxaa ay ka war heleen in aan dhankooda ku socono way carareen waxaana ay kala wareegnay deegaannada Qoordheere, War ciise, Qab duco, Wararaxleey iyo Qorax Madoobe, dadka rayidka ayeey ku dhibaateyn jireen xili kasta\u201d. ayuu yiri taliyaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha ayaa sheegay in Howlgalada ay socdaan oo deegaano hor leh ay ku fool leeyihiin ciidamada xoogga dalka, iyagoo saacadaha soo socda Al shabaab ka saari doona deegaano cusub, wuxuuna balan-qaaday in ciidamada aysan ka soo laaban doonin deegaanada ay gacanta ku dhigeen, isagoo sheegay in Saldhigyo waa weyn ay ka sameyn doonaan deegaanadaasi Al shabaab looga difaaco shacabka ay doonayaan in ay dhibaateeyaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dagaal culus oo shalay dulleedka degmada Balcad ku dhaxmaray Al-shabaab iyo ciidamada dowladda ayaa lagu dilay ilaa Shan Askari ka tirsan ciidamada dowladda.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45697\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45698\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45697\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45699\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa bilaabey howlgal lagu xaqiijinayo Amniga waddada isku xirtay magaalooyinka Balcad iyo Jowhar oo waayadii ugu danbeeyay ay ku soo badanayeen weerarro halkaa ay ka geysanayaan Al-shabaab. Col Cali Calasow taliyah ciidamada xoogga dalka qeybta ka howlgalka gobolka Shabeelaha Dhexe oo la hadlay Warbaahinta\u00a0Qaranka ayaa sheegay in ciidamada ay lawareegeen deegaanno Al-shabaab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45766,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45765","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45765","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45765"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45765\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45768,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45765\/revisions\/45768"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45766"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45765"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45765"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45765"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}