{"id":45760,"date":"2018-04-19T19:31:31","date_gmt":"2018-04-19T16:31:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45760"},"modified":"2018-04-19T19:37:18","modified_gmt":"2018-04-19T16:37:18","slug":"qaxootiga-yemen-ku-sugan-soomaalina-kamid-tahey-oo-xaalad-adagi-ka-haysato-xagga-nolosha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/qaxootiga-yemen-ku-sugan-soomaalina-kamid-tahey-oo-xaalad-adagi-ka-haysato-xagga-nolosha\/","title":{"rendered":"Qaxootiga Yemen ku Sugan Soomaalina kamid tahey oo Xaalad Tacaddi Adagi ka Haysato Xagga  Nolosha."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/qaxoti-yemen.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45761\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/qaxoti-yemen.jpg\" alt=\"\" width=\"928\" height=\"530\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/qaxoti-yemen.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/qaxoti-yemen-300x171.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 928px) 100vw, 928px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Hay\u2019adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa waxaa ay soo saartay qoraal ay kaga hadashay tacadiga Qaxootiga Magangelyo-doonka ah loogu geysto dalka Yemen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Human Rights Watch waxaa si gaar ah u xustay in ciiddanka Yemen oo ay Dowladda Imaaraadka ay tababartay xadgudub baahsan oo ay u \u00a0geystaan Qaxootiga Soomalida iyo kuwa Afrikaanka ah ee ku nool magaalladda Cadan ee dalkaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Human Rights Watch (HRW) waxaa ay kaloo sheegtay inay dowladda Yemen diidan tahay in ay muhiimad siiyaan Qaxootiga magangelyo-doonka ah, isla markaana ay si khaasab ah uga masaafuriyaan dekedda Cadaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xog ay kasoo aruurisay Qaar ka mid ah Qaxootiga Yeman jooga waxay u sheegeen Hay\u2019adda Human Rights Watch inay Ilaaladda Yemeniyiinta jir-dil iyo Kufsi u geystaan Qaxootiga, iyagoona ugu hanjabaya inay dili doonaan ama ka masaafurin doonaan dalka Yemen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Agaasimaha Xuquuqda Qaxootiga ee Human Rights Watch, Bill Frelick ayaa sheegay in Ilaaladda Xarunta Qaxootiga lagu hayo ee magaalladda Cadan in ay jir-dilaan ragga, kuna xad-gudbaan Haweenka iyo Wiilasha, waa sida uu haadalka u dhigay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu intaasi ku daray in boqolaal Qaxooti la masaafuriyey, iyagoo la saaray doonyo aad loo buux dhaafiyey.<\/p>\n<p align=\"justify\">Warbixinta Human Right Watch waxaa kaloo loo sheegay in xarunta lagu fara-xumeeyo Qaxootiga oo ku taallo deegaanadda ay dowladda Yemen ka taliso, hayeeshe ciiddamo ay tababartay Imaaraadka Carabta gacanta ku hayaan Xaruntaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Warbixinta waxaa lagu muujiyey in ay dowladda Yemen iyo Ciiddanka Imaaraadka ka gaabsadeen in ay ka hadlaan Tacadiyadda Qaxootigaas loogu geysto xarunta Qaxootiga lagu hayo ee magaalladda Cadan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45697\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45698\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45697\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45699\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa waxaa ay soo saartay qoraal ay kaga hadashay tacadiga Qaxootiga Magangelyo-doonka ah loogu geysto dalka Yemen. Human Rights Watch waxaa si gaar ah u xustay in ciiddanka Yemen oo ay Dowladda Imaaraadka ay tababartay xadgudub baahsan oo ay u \u00a0geystaan Qaxootiga Soomalida iyo kuwa Afrikaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45761,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45760","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45760","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45760"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45760\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45764,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45760\/revisions\/45764"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45761"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45760"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45760"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45760"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}