{"id":45751,"date":"2018-04-17T23:28:36","date_gmt":"2018-04-17T20:28:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45751"},"modified":"2018-04-17T23:33:24","modified_gmt":"2018-04-17T20:33:24","slug":"danjiraha-midawga-afrika-u-qaabilsan-soomaaliya-oo-sheegay-in-ay-wadaan-hawlgalo-looga-hortageyo-qaraxyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/danjiraha-midawga-afrika-u-qaabilsan-soomaaliya-oo-sheegay-in-ay-wadaan-hawlgalo-looga-hortageyo-qaraxyada\/","title":{"rendered":"Danjiraha Midawga Afrika u Qaabilsan Soomaaliya oo Sheegay in ay wadaan Hawlgalo looga Hortageyo Qaraxyada."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hwlgal-m-africa.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45752\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hwlgal-m-africa.jpg\" alt=\"\" width=\"857\" height=\"570\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hwlgal-m-africa.jpg 615w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hwlgal-m-africa-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 857px) 100vw, 857px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Danjiraha midowga Africa u fadhiya Soomaaliya ayaa Isniintii ku dhawaaqay dadaaalo adag oo la doonayo in looga hortago qatarta \u00a0wax-yaabaha qarxa ee ku wajahan ciidamadda amaanka iyo shacabka Somaaliyeed intaba.<\/p>\n<p align=\"justify\">Francisco Madeira, madaxa howlgalka AMISOM ayaa ka sheegay furitaanka shirkii Afraad ee Labo sanadle ah oo looga hadlo ka hortagga qaraxyadda in isticmaalka ay qatar weyn ku keeneen Xasiloonidii wadanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cSida ugu wanaagsan ee looga adkaaan karo wax-yaabaha qarxa waa in siyaasadeennu saxan tahay, waxba maahan inta techoolojiyad ee la howl-galinayo, waxaan u baahan doonaa in qof kasta uu doorkisa ciyaaro ayuu yiri\u201d Madeira, sida lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saray howlgalka AMISOM.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu ku booriyay Militry-ga booliiska iyo dowladdu in ay is-kaashadaan, si looga hotago isticmaaalka aaan kala sooca lahayn ee Qraxyadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirkan oo howlgalka AMISOM uu soo qaban qaabiyay ayaa waxaa looga golleeyahay in la kordhiyo awoodda ciidamadda Soomalida iyo kuwa AMISOM ay u leeyihiin in ay si buuxda uga hortagaan hubkan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madeira waxaa uu adkeeyay muhiimadda ay leedahay sirdoon adag iyo xogta oo la wadaago iyo in si dhow shacabka loola shaqeeyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Howlgalka midowga Africa waxaa uu leeyahay Al-shabaab ayaa si adag u isticmaalay Waxyaabaha Qarxa si ay u dilaan ciidamo iyo shacab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wadooyinka ay ciidamadda isticmaalaan ayaa ah meelaha ugu badan ee miinooyinka qarxa ay qasaaraha ka geystaan, halaka mararka qaarna ay Al-shabaab gawaari u adeegsadaan weerarro qaraxyo ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45697\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45698\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45697\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45699\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Danjiraha midowga Africa u fadhiya Soomaaliya ayaa Isniintii ku dhawaaqay dadaaalo adag oo la doonayo in looga hortago qatarta \u00a0wax-yaabaha qarxa ee ku wajahan ciidamadda amaanka iyo shacabka Somaaliyeed intaba. Francisco Madeira, madaxa howlgalka AMISOM ayaa ka sheegay furitaanka shirkii Afraad ee Labo sanadle ah oo looga hadlo ka hortagga qaraxyadda in isticmaalka ay qatar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45752,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45751","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45751","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45751"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45751\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45754,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45751\/revisions\/45754"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45752"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45751"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45751"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45751"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}