{"id":45743,"date":"2018-04-17T21:40:00","date_gmt":"2018-04-17T18:40:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45743"},"modified":"2018-04-17T21:49:18","modified_gmt":"2018-04-17T18:49:18","slug":"tahriibayaal-maxaabiis-kasoo-jeeda-dalalka-afrika-oo-dawladda-israaiil-xoriyaddooda-siisey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/tahriibayaal-maxaabiis-kasoo-jeeda-dalalka-afrika-oo-dawladda-israaiil-xoriyaddooda-siisey\/","title":{"rendered":"Tahriibayaal Maxaabiis kasoo jeeda Dalalka Afrika oo Dawladda Israa&#8217;iil Xoriyaddooda Siisey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/maxabis-afrika-israaiil.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45744\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/maxabis-afrika-israaiil.jpg\" alt=\"\" width=\"940\" height=\"538\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/maxabis-afrika-israaiil.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/maxabis-afrika-israaiil-300x172.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 940px) 100vw, 940px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Sida lagu shaaciyay qaar ka mid ah warbaahinta dowladda Israel ayaa ka sii deysay xabsi ku yaala magaalada Saxaronim ee Koonfurta Israel shalay oo Isniin aheyd \u00a0200 oo Muhaarijiin ah, kuwaasi oo ka soo kala jeeda qaarada Africa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadkan la sii daayay ayaa waxa ay isugu jiraan Rag iyo Dumar oo ay ku jiraan Caruur, waxaana in la sii daayo amartay Maxkamadda Sare, kadib markii Xukuumadda ay heshiis la gashay wadan kale, kaasi oo ku saabsan martigelinta Qaxootigan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale Maxkamadda Sare ee Israel ayaa waxa ay amartay in la hakiyo mudo 15 maalmood ah musaafurinta Muhaajiriintan, ilaa laga helayo qorshe cad oo ay ku bixi karaan dadkan, iyada oo aanay ku jirin si qasab ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hay\u2019adda Socdaalka ee dalka ayaa warbaahinta u xaqiijisay dadka laga sii daayay Xabsiga Israel in ay gaarayaan 207 qof, kuwaasi oo qaarkood ay sheegtay in ay la kulmeen ciqaab intii ay ku jireen xabsiga, waxaana ay tilmaamtay in hada ay ku jiraan xarun lagu daryeelo Qaxootiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Muhaajiriinta sharci darrada ku jooga dalkaasi iyo kuwa u dooda xuquuqda Muhaajiriinta ayaa waxaa ay sheegeen in khatar ay ku tahay dadka Muhaajiriinta ah hadii wadamadooda dib loogu celiyo iyada oo aysan jirin qorshe cad oo lagu maareyn karo, maadaama ay tilmaameen in weli ay jiraan dhibaatooyinkii ay ka soo carareen.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0Benjamin Netanyahu\u00a0ra\u2019iisul wasaaraha Israel\u00a0ayaa ku dhawaaqay in uu isbedel deg deg ah ku sameyn doono kala bar dadka sharci darada ku joogo dalka, isaga oo tilmaamay in arrintaasi ay Xukuumadda kala kaashan doonto hay\u2019adaha UN-ka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Khamiistii, Uganda waxay sheegtay in ay ka fiirsanayso codsi ka yimid Israel si ay u qaadaan 500 oo muhaajiriin ah, kuwaasi oo sifo sharci darro ah ku jooga dalka Israel, maadaama Uganda ay ka mid tahay wadamada Afrika ee martigeliya Qaxootiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45697\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45698\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45697\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45699\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida lagu shaaciyay qaar ka mid ah warbaahinta dowladda Israel ayaa ka sii deysay xabsi ku yaala magaalada Saxaronim ee Koonfurta Israel shalay oo Isniin aheyd \u00a0200 oo Muhaarijiin ah, kuwaasi oo ka soo kala jeeda qaarada Africa. Dadkan la sii daayay ayaa waxa ay isugu jiraan Rag iyo Dumar oo ay ku jiraan Caruur, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45744,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45743","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45743","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45743"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45743\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45746,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45743\/revisions\/45746"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45744"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45743"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45743"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45743"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}