{"id":4569,"date":"2011-11-30T14:50:48","date_gmt":"2011-11-30T14:50:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4569"},"modified":"2011-11-30T14:50:48","modified_gmt":"2011-11-30T14:50:48","slug":"agaasimaha-heyadda-nabadsugidda-qaranka-soomaaliyed-oo-sheegey-in-ay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/agaasimaha-heyadda-nabadsugidda-qaranka-soomaaliyed-oo-sheegey-in-ay\/","title":{"rendered":"AGAASIMAHA HEY&#8217;ADDA NABADSUGIDDA QARANKA SOOMAALIYED OO SHEEGEY IN AY"},"content":{"rendered":"<blockquote><p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/fiqi2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4570\" title=\"fiqi\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/fiqi2.jpg\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"188\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shir jaraa&#8217;id oo ay maanta wada qabteen taliyeyaasha ciidamada qalabka<br \/>\nsida ee soomaaliya kuwa amisom iyo agaasimaha hey&#8217;adda nabadsugidda<br \/>\nqaranka dr axmed macalim fiqi ayaa lugu cadeeyey in amniga dalka si<br \/>\nwada jir ah wax looga qaban doono.<br \/>\n\u00a0<br \/>\nHay&#8217;adda nabadsugidda qaranka oo iyadu galaangal dheerad ah u leh<br \/>\nhawlaha amniga maalin kastana soo qabqabata dadka looga shakiyo in ay<br \/>\namniga wax u dhimayaan ayaa agaasimaheeda guud dr axmed macalim fiqi<br \/>\nwuxuu wacad ku marey in hey&#8217;adiisu dardar gelin doonto wax ka<br \/>\nqabashada hawlaha nabadsugida loo igmadey .<br \/>\n\u00a0<br \/>\nHadalka agaasimaha ayaa imanaya xilli beryahan ay magaalada ku soo<br \/>\nbateen qaraxyo is xig xiga oo galaaftey naf iyo maal aan la soo koobi<br \/>\nkarin.<br \/>\nQaraxyadan ayey hay&#8217;adaha amnigu waxey ku eedeeyeen in ay ka<br \/>\ndanbeeyaan xarakada mujaahidinta alshabaab oo dagaal kala soo horjeeda<br \/>\ndawladda federalka kmg iyo ciidamada amisom oo garabsiiya dawladda<br \/>\nfkmg lamana oga sida hadalkan wada jirka ah ee ay taliyayaasha<br \/>\nciidamada iyo agaasimaha nabadsugidda qaranka soomaaliyed uu wax uga<br \/>\ntarayo xaaladda amni daro ee beryahan soo kordheysa<\/p><\/blockquote>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir jaraa&#8217;id oo ay maanta wada qabteen taliyeyaasha ciidamada qalabka sida ee soomaaliya kuwa amisom iyo agaasimaha hey&#8217;adda nabadsugidda qaranka dr axmed macalim fiqi ayaa lugu cadeeyey in amniga dalka si wada jir ah wax looga qaban doono. \u00a0 Hay&#8217;adda nabadsugidda qaranka oo iyadu galaangal dheerad ah u leh hawlaha amniga maalin kastana soo qabqabata [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4569","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4569","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4569"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4569\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4573,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4569\/revisions\/4573"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4569"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4569"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4569"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}