{"id":45655,"date":"2018-04-14T23:52:53","date_gmt":"2018-04-14T20:52:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45655"},"modified":"2018-04-14T23:53:37","modified_gmt":"2018-04-14T20:53:37","slug":"xoghayaha-guud-ee-jaamacadda-carabta-oo-la-kulmey-wasiirka-arrimaha-debedda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/xoghayaha-guud-ee-jaamacadda-carabta-oo-la-kulmey-wasiirka-arrimaha-debedda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta oo La Kulmey Wasiirka Arrimaha Debedda Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/xoghayaha-jamacadda.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/xoghayaha-jamacadda.jpg\" alt=\"\" width=\"943\" height=\"502\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/xoghayaha-jamacadda.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/xoghayaha-jamacadda-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 943px) 100vw, 943px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Arrimaha dibada dowlada Federalka Soomaaliyae Axmed Ciise Cawad ayaa maanta kula kulmay Dalka Boqortooyada Sacuudiga Xog-hayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Axmed Abul Qeyd.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka labada mas&#8217;uul ayaa la sheegay in looga hadlayay horumarada Dowladda Soomaaliya ay ka sameysay dhinacyada Siyaasadda, Amniga, Dhaqaalaha iyo dib u dhiska dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mudane Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Axmed Abul Qeyd warbixin ka siiyey xaaladihii ugu dambeeyey ee Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mr Axmed Abul Qeyd xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta ayaa dhankiisa bogaadiyey horumarada iyo dadaalada ay wado Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxuuna intaasi ku daray in Jaamacadda Carabta ay mar waliba garab taagan tahay Soomaaliya, islamarkaana ay gacan ka geysaneyso dib usoo celinta nabadda iyo Xasiloonida Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ururka Jaamacadda Carabta ayaa shaaciyay in si gaar ah Hay\u2019adaha amaanka Soomaaliya lagala shaqeyn doon dhinaca sugidda amaanka iyagoona sidoo kale sheegay in deeq bixiyeyaasha Caalamiga ah ay kala hadli doonaan sidii gar gaar loo gaarsiin Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhanka kale Ururka Jaamacadda Carabta ayaa balan qaaday in Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay kala shaqeyn doonaan dhinaca Doorashooyinka islamarkaana kormeerayaal ka socda Ururka Jaamacadda Carabta ay imaan doonaan Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45562\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45563\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45564\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45565\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45566\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha dibada dowlada Federalka Soomaaliyae Axmed Ciise Cawad ayaa maanta kula kulmay Dalka Boqortooyada Sacuudiga Xog-hayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Axmed Abul Qeyd. Kulanka labada mas&#8217;uul ayaa la sheegay in looga hadlayay horumarada Dowladda Soomaaliya ay ka sameysay dhinacyada Siyaasadda, Amniga, Dhaqaalaha iyo dib u dhiska dalka. Mudane Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45656,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45655","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45655","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45655"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45655\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45658,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45655\/revisions\/45658"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45656"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45655"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45655"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45655"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}