{"id":45646,"date":"2018-04-14T23:14:54","date_gmt":"2018-04-14T20:14:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45646"},"modified":"2018-04-14T23:28:57","modified_gmt":"2018-04-14T20:28:57","slug":"dalka-sacuudi-carabiya-oo-madaxweynaha-soomaaliya-maxamed-cabdullaahi-farmaajo-booqasho-ku-tagey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/dalka-sacuudi-carabiya-oo-madaxweynaha-soomaaliya-maxamed-cabdullaahi-farmaajo-booqasho-ku-tagey\/","title":{"rendered":"Dalka Sacuudi Carabiya oo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Booqasho Ku Tagey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/farmaajo-dhoof-ugandha.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45647\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/farmaajo-dhoof-ugandha.jpg\" alt=\"\" width=\"903\" height=\"558\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/farmaajo-dhoof-ugandha.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/farmaajo-dhoof-ugandha-300x185.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 903px) 100vw, 903px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa ku sii jeedda dalka Sacuudiga \u00a0Arabiya si halkaasi uu uga qeyb galo Shirka 29 aad ee ururka Jaamacada Carabta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Warar aan helayno ayaa tilmaamayo in shirkan looga hadli doono Arrimo badan sida, sidii xal waara loogu heli lahaa magaalada Qudus ee dhulka Falastiiniyiinta oo uu Maraykanka u aqoonsaday caasimada Israa`il, iyo qaraarkii dowlada Soomaliya looga mamnuucay shirkada DP World ee dalka Imaaraadka iyo sidoo kale dacwada dowlada Jabuuti ay ka gudbisay isla shirkada DP World iyo arrimo kale oo badan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha ayaa lagu waddaa in uu shirkaasi ka jeediyo Khudbad uu kaga hadlaayo Xaaladda Soomaaliya waxaana Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo la filayaa in uu Kulamo kala la qaadan doonaa Madaxda Shirkaasi ka qeyb gali doonta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu dambeyntii waxaa dhanka kale soo baxaya warar sheegaya in dowladda Sucuudiga ay dhex dhexaadin doonto dalalka Soomaaliya iyo Imaaraadka carabta oo ay xiisad siyaasadeed ka dhax jirto taasoo mudooyinkii dambe cirka isku sii shareertay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45564\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45563\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45564\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45565\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa ku sii jeedda dalka Sacuudiga \u00a0Arabiya si halkaasi uu uga qeyb galo Shirka 29 aad ee ururka Jaamacada Carabta. Warar aan helayno ayaa tilmaamayo in shirkan looga hadli doono Arrimo badan sida, sidii xal waara loogu heli lahaa magaalada Qudus ee dhulka Falastiiniyiinta oo uu Maraykanka u aqoonsaday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45647,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45646","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45646","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45646"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45646\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45649,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45646\/revisions\/45649"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45647"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45646"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45646"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45646"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}