{"id":45591,"date":"2018-04-13T07:34:54","date_gmt":"2018-04-13T04:34:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45591"},"modified":"2018-04-13T07:35:18","modified_gmt":"2018-04-13T04:35:18","slug":"dabaal-degga-sanad-guurada-ciidamada-xogga-dalka-soomaaliyeed-oo-muqdisho-iyo-gobolada-ka-dhacdey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/dabaal-degga-sanad-guurada-ciidamada-xogga-dalka-soomaaliyeed-oo-muqdisho-iyo-gobolada-ka-dhacdey\/","title":{"rendered":"Dabaal Degga Sanad Guurada Ciidamada Xogga Dalka Soomaaliyeed oo Muqdisho iyo Gobolada ka Dhacdey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/58-guuro-ciidamada-xogga.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45592\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/58-guuro-ciidamada-xogga.jpg\" alt=\"\" width=\"962\" height=\"642\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/58-guuro-ciidamada-xogga.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/58-guuro-ciidamada-xogga-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 962px) 100vw, 962px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka Soomaaliya waxaa maanta lagu qabanayaa Munaasabadda lagu xusayo 58-guuradii ka soo wareegatay Aas aaska Ciidamada xoogga dalka oo la dhisay 12 April 1960kii<\/p>\n<p align=\"justify\">Diyaar-garoowga munaasabadda ayaa laga dareemayaa magaalada Muqdisho, iyadoo ammaanka aad loo adkeeyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada xoogga dalka ayaa la filayaa inay munaasabadda maanta ka dhaceysa xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku soo bandhigaan dhoolatus ciidan iyo gaada ka ciyaar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxda ugu sareysa dalka iyo taliyeyaasha Ciidamada ayaa ka qeyb galaya munaasabaddan maalinta 12-ka April.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa ku howlan dhismaha ciidamo hanaanka kara amniga guud ee dalka iyadoo waayadii ugu danbeeyay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu fariisin ama deegaan ka dhigtay wasaaradda Gaashaandhiga, isaga oo halkaa ka waday isku dubaridka iyo dib u habeynta ciidamada xoogga dalka oo markii u horeysay hoggaanada ciidanka laga qeyb geliyay dhalinyaro.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45564\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45563\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45564\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45565\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45566\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka Soomaaliya waxaa maanta lagu qabanayaa Munaasabadda lagu xusayo 58-guuradii ka soo wareegatay Aas aaska Ciidamada xoogga dalka oo la dhisay 12 April 1960kii Diyaar-garoowga munaasabadda ayaa laga dareemayaa magaalada Muqdisho, iyadoo ammaanka aad loo adkeeyay. Ciidamada xoogga dalka ayaa la filayaa inay munaasabadda maanta ka dhaceysa xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45592,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45591","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45591","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45591"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45591\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45594,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45591\/revisions\/45594"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45592"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45591"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45591"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45591"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}