{"id":45536,"date":"2018-04-11T02:46:11","date_gmt":"2018-04-10T23:46:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45536"},"modified":"2018-04-11T02:47:10","modified_gmt":"2018-04-10T23:47:10","slug":"xukuumadda-soomaaliya-oo-magacadey-guddi-qaabilsanaan-doona-xiriirka-qaramada-midoobey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/xukuumadda-soomaaliya-oo-magacadey-guddi-qaabilsanaan-doona-xiriirka-qaramada-midoobey\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Soomaaliya oo Magacadey Guddi Qaabilsanaan Doona Xiriirka Qaramada Midoobey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/guddi1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45537\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/guddi1.jpg\" alt=\"\" width=\"999\" height=\"748\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/guddi1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/guddi1-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 999px) 100vw, 999px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dhismaha dhismaha guddiga xiriirka ee dalka martida loo yahay, kaasi oo u idman la shaqeynta iyo inuu iskaashi toos ah la sameeyo guddi kale oo Qaramada Midoobey oo dib laga faafin doono si loo horumariyo istiraatiijiyadaha suuragalka ay tahay inay u gogol xaarto raadraacidda fulinta qorshayaasha horumar ee lagu xoojinayo maqaamka Soomaaliya iyo waxa shacabkeedu hantiyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulan ka dhacay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo u dhaxeeyay qaar ka mid ah Wasaaradaha Xukuumadda iyo Ergeyga Qaramada Midoobey ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ka mid ah iskaashi iyo wadashaqeyn toos oo dhex marta labada dhinac.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa ay leedahay barnaamijyo horumarineed oo muujinaya muuqaalka dhaqaale, siyaasad iyo bulsho oo ka qeyb ah istiraatiijiyad ee hirgeliya hab dhamaystiran oo wax ku ool ah ee koritaanka joogtada ah, taas oo wadada u xaareysa, xoojinaysana xiriirka Soomaaliya kala dhexeeya dalalka kala duwan ee adduunka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddiga xiriirka ee dalka martida loo yahay ayaa waxa uu ka kooban yahay sidatan:<\/p>\n<p align=\"justify\">1- Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga (Martigeliye)<br \/>\n2- Wasaaradda Maaliyadda<br \/>\n3- Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaallaha<br \/>\n4- Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha<br \/>\n5- Wasaaradda Amniga Gudaha<br \/>\n6- Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada<br \/>\n7- Wasaaradda Arrimaha Bani\u2019aadannimada iyo Maareynta Masiibooyinka<br \/>\n8- Xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha \u2013 Wasiiru dowle<br \/>\n9- Hoggaanka Socdaalka Iyo Jinsiyadaha \u2013 Heer Agaasime Guud<br \/>\n10- Maamulka Gobolka Banaadir \u2013 Duqa Magaalada\/ heer kuxigeen<br \/>\n11- Xafiiska Madaxweynaha \u2013 heer lataliye<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45510\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45510\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45512\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45513\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dhismaha dhismaha guddiga xiriirka ee dalka martida loo yahay, kaasi oo u idman la shaqeynta iyo inuu iskaashi toos ah la sameeyo guddi kale oo Qaramada Midoobey oo dib laga faafin doono si loo horumariyo istiraatiijiyadaha suuragalka ay tahay inay u gogol xaarto raadraacidda fulinta qorshayaasha horumar ee lagu xoojinayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45537,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45536","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45536","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45536"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45536\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45539,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45536\/revisions\/45539"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45537"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45536"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45536"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45536"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}