{"id":45470,"date":"2018-04-08T20:28:15","date_gmt":"2018-04-08T17:28:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45470"},"modified":"2018-04-08T20:28:48","modified_gmt":"2018-04-08T17:28:48","slug":"wada-hadallo-iyo-dhex-dhexaadin-lagu-xalinayo-khillaafka-oo-mweyne-farmaajo-iyo-guddoomiye-jawaari-kawada-hadleen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/wada-hadallo-iyo-dhex-dhexaadin-lagu-xalinayo-khillaafka-oo-mweyne-farmaajo-iyo-guddoomiye-jawaari-kawada-hadleen\/","title":{"rendered":"Wada Hadallo iyo Dhex Dhexaadin Lagu Xalinayo Khillaafka oo M\/weyne Farmaajo iyo Guddoomiye Jawaari kawada Hadleen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/farmaajo-iyo-jawaari.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45471\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/farmaajo-iyo-jawaari.jpg\" alt=\"\" width=\"936\" height=\"566\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/farmaajo-iyo-jawaari.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/farmaajo-iyo-jawaari-300x181.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 936px) 100vw, 936px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa muuqanaya in hadda\u00a0 baadi goob loogu jiro sidii loo qaboojin lahaa xiisad siyaasadeed todobaadyadii ugu danbeeyayba ka dhax aloosneyd xildhibaannada\u00a0\u00a0 Golaha Shacabka\u00a0 kaddib guddiyo shalay loo saaray xal u helida khilaafka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tan iyo xalay kulamo kala duwan waxaa uu la lahaa guddiyo ay iska soo dhax magacaabeen dhinacyada iska soo horjeeda ee gobollaha Shacabka, waxaana inta badan kulamadaasi looga wada hadlayay sidii wada hadal loogu dhameyn lahaa is mari-waaga labada dhinac.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa kulan la qaatay guddi ka socday xildhibaannada taabacsan guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof Maxamed Cismaan Jawaari, waxaana uu kala hadlay madaxweynuhu habka ugu wanaagsan ee khilaafkan loo soo afjari karo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaannada waddahadalka ku matalayay guddoomiye Jawaari ayaa sheegay in ay soo jeediyeen in dhameynta xiisadan loo maro habka sharcigu dhigayo oo ah in mooshinka laga galiyo cod qarsoodi ah, laguna qabto goob lagu wada qanci karo oo ay beesha caalamkuna goob joog u tahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale waxaa jira kulamo kale oo ka dhacay xarunta Villa Hargeysa oo guddiyadu uga wada hadlayeen in wada jir loo anbaqaado arimaha ku saabsan mooshinka, iyadoo meel leyska dhigayo khilaafka iyo kala aragti-duwanaashaha labada dhinac ee iska soo horjeeda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaannada taageersan Prof Jawaari ayaa ku adkeysanaya haddii laga fursan waayo in cod la galiyo mooshinka dhinacooda ay doonayaan in codku noqdo mid qorsoodi ah oo aan gacan taag aheyn.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha ayaa hadda ku howlan sidii loo mideyn lahaa aragtida xildhibaannada ee la xiriira mooshinka si wada jir looga gudbo is-mari-waaga jira.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddiyada labada dhinac ka kala socda qaarkood ayaa warbaahinta u sheegay in hadda wax xoogaa hormar ah laga sameynayo wada hadallada socda.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45185\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45186\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45185\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45187\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45188\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa muuqanaya in hadda\u00a0 baadi goob loogu jiro sidii loo qaboojin lahaa xiisad siyaasadeed todobaadyadii ugu danbeeyayba ka dhax aloosneyd xildhibaannada\u00a0\u00a0 Golaha Shacabka\u00a0 kaddib guddiyo shalay loo saaray xal u helida khilaafka. Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tan iyo xalay kulamo kala duwan waxaa uu la lahaa guddiyo ay iska soo dhax magacaabeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45471,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45470","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45470","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45470"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45470\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45473,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45470\/revisions\/45473"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45471"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45470"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45470"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45470"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}