{"id":4547,"date":"2011-11-29T15:20:16","date_gmt":"2011-11-29T15:20:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4547"},"modified":"2011-11-29T15:20:16","modified_gmt":"2011-11-29T15:20:16","slug":"maxaabiista-soomalida-eek-u-jirta-xabsi-ku-yaala-wadanka-angala-oo-ka-cabanaya-xaalad-nolol-xumo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/maxaabiista-soomalida-eek-u-jirta-xabsi-ku-yaala-wadanka-angala-oo-ka-cabanaya-xaalad-nolol-xumo\/","title":{"rendered":"Maxaabiista soomalida eek u jirta xabsi ku yaala wadanka angala oo ka cabanaya xaalad nolol xumo"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/maaxbiis.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4551\" title=\"maaxbiis\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/maaxbiis.jpg\" alt=\"\" width=\"276\" height=\"183\" \/><\/a><\/p>\n<p>maxabiis somali ah oo ku jirta xabsiyada dalka angola ayaa iminka waxaa ka soo yeeray xawasho aad u balaran<\/p>\n<p>ku aadan dhibatooyin kucabdi casiis cali oo kamid ah maxabiita ku jirta\u00a0xabsi yadaasi oo la hadlayay warbaahinta dhacdo yaa shaaca ka qaaday in xiligaan ay xaladooda tahay\u00a0mid aad u cakiran<\/p>\n<p>wuxuuna intaa ku daray in minka ay ku jiraan xabsi ka xun kii hore ay\u00a0ugu jireen\u00a0waxaan\u00a0uu carabka ku dhuftay tan iyo markii laga\u00a0qabtay xuduuda ay wadagaan angola<\/p>\n<p>iyo\u00a0nabiibiya ay marayaan sed xabsi oo ku yaalagudaha wadanka angola<\/p>\n<p>waxaan uu sheegay in markii hore ay ku xirnayeen xabsi kagu magacaabi jiray kashiita oo caasimada dalka angola u jara 60 km balse markii dambe\u00a0loo soo wareejiyay<\/p>\n<p>loo soo wareejiyay xabsi ku yaala gudaha caasimada\u00a0luand<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>waxaan\u00a0uu\u00a0intaa ku daray markii dambe\u00a0haween madow laga qaaday xabsigaasi laguna qaady diyaarad malitari waxaa uuna intaa\u00a0uu kuday in lageeyay xabsi ku yaala<\/p>\n<p>gobolka lagu magacaabo kabiindha\u00a0oo ku yaala xududa u dhaxeysa angola iyo dalka koongo barasafiil \u00a0waxaan uu sheegay in xabsigasi uui yahay mid aad uu liidata nolashooda<\/p>\n<p>mararka qaarna ay la kulmaan dhibatooyin aad u fara badan cabdi\u00a0casiis oo hadalkiisa sii wato ayaa waxaa uu intaa ku daray in shan iyo tobon\u00a0ka mid ah maxabiistaasi dowlada angola ay u qaaday dalka\u00a0kongo ayna ku qasabtay in ay si sharci daro ah ay u galaan gudaha wadanka\u00a0kongo iyagoo markaa\u00a0ciidamada amanka dowlada angola ugu goodiyay in<\/p>\n<p>ay madaxa ku dhufan donaan cidii isku dayday in ay dib ugu soo lawato gudaha wadanka angola waxaan shan maalin ka dib maxabiistaasi lagu soo celiyay gudaha dalka angola oo<\/p>\n<p>dowlada kongo ay dib ugu soo celisay ciidamada amaankaee gobolka kabiimdha<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>waxaana cabdi casiis uu codsi u diray dowlada somaliya gaar ahaan madaxda ugu sar sareysa waxaan uu ka codsay in ay ku cawiyaan sidii ay xabsiyada ay ugu sari lahayeen<\/p>\n<p>\u00abwaxaan kacodsanayaa dowlada somaliya madax weynaha iyo ra,isal wasarahiisa in ay ay arinteena soo fargaliyaan oo ay xabsiyada naga saraan\u00a0\u00ab ayuu yiri cabdi casiis<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>waxaan sidoo kale arintaani ka hadlay baashi cabdule ganeey oo ka mid madaxda jaliyada somalida dalka angola waxaan uu sheegay in maxabiista ay yahiin ku dhibaatooyin badani ku qawa xabsigaasi loona baahan yahay in\u00a0ila\u00a0gaar ah lagu soo eego waxaan baashi oo hadalkiisa sii wata uu intaa ku day in jaliyada wadankaan angola ay wax ka qawan wayeen sii deysmada maxabiistani\u00a0 wxaan uu carabka ku dhuftay in cid walba oo wax ka qawan karta ay ay soo far galiyaan arintasi maxabiista<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>si kastaba ha ahaatee cawashadani ka soo yeeyeysa maxabiistani ayaa waxaa ay ku soo adeysaa xili dowlada ay sheegay in ay xabsiyada dalka angola ay ka sii deysay maxabiis\u00a0somali ah oo ku xirnaa xabsiyadaasi<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>feysal max,ed max,ud<\/p>\n<p>feysal black\u00a0angola warbaahinta<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>maxabiis somali ah oo ku jirta xabsiyada dalka angola ayaa iminka waxaa ka soo yeeray xawasho aad u balaran ku aadan dhibatooyin kucabdi casiis cali oo kamid ah maxabiita ku jirta\u00a0xabsi yadaasi oo la hadlayay warbaahinta dhacdo yaa shaaca ka qaaday in xiligaan ay xaladooda tahay\u00a0mid aad u cakiran wuxuuna intaa ku daray in minka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4547","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4547","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4547"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4547\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4554,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4547\/revisions\/4554"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4547"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4547"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4547"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}