{"id":45460,"date":"2018-04-07T23:51:19","date_gmt":"2018-04-07T20:51:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45460"},"modified":"2018-04-08T00:28:03","modified_gmt":"2018-04-07T21:28:03","slug":"mid-kamid-ah-wasiirada-mweyne-muuse-biixi-oo-dacwad-ka-dhan-ah-buug-uu-qorey-laga-soo-gudbiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/mid-kamid-ah-wasiirada-mweyne-muuse-biixi-oo-dacwad-ka-dhan-ah-buug-uu-qorey-laga-soo-gudbiyey\/","title":{"rendered":"Mid Kamid ah Wasiirada M\/weyne Muuse Biixi oo Dacwad ka Dhan ah Buug uu Qorey Laga Soo Gudbiyey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"https:\/\/hiiraan.com\/images\/2018\/Apr\/201847636586915622051728vvvvvv.htm\" width=\"1154\" height=\"582\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Eheladii Halgamaagii Sayid Cabdala Xasan ayaa magaaladda Hargeysa u yimid sidii Madaxweynaha Somaliland ugu gudbin lahaayeen dacwad ka dhan ah wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo oo lagu haysto buug uu ka qoray Sayidka taas oo ay ku tilmaamay inuu ahaa mid gafaf waaweyn laga gallay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Eheladda Qoyska Sayidka ayaa ka kala yimid London iyo Kenya, waxaanay sheegeen in wufuud kale ka ka kala imanayaan Jig-jiga iyo meelo kale, kuwaas oo si weyn uga cabanaya buugaasi Sayidka wax lagaga sheegayey.<\/p>\n<p align=\"justify\">Fardawsa Jaamac Caamir iyo Ibraahim Macalin Xuseen Sh. Cabdiraxmaan oo sheegay inuu Sayidku adeer u yahay ayaa si weyn uga dhiidhiyey buugaasi Sooyaal ee uu qoray toddobo sanno ka hor wasiirka Warfaafinta Somaliland Guri-barwaaqo, waxaanu cinwaan uga dhigay Sayidku ma wadaad buu ahaa mise\u2026. Waxaanu inta badan ka sheekaynayey khaladaadkii Sayidka iyo gabayo badan oo uu sheegay in aan la shaacin blse uu wax kaga sheegayo dumarka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cSayidku wuxu ahaa nin soomaaliyeed oo ka soo jeeda Somaliland, taariikhda Somaliland waxay ka bilaabanta daraawiish iyo Sayid Cabdala Xasan, madaxweyne Muuse Biixi oo olihiisa si fiican buu uga hadlay daraawiish iyo Sayidka, laakiin waxaan ka xunahay inuu xukuumadiisa ku jiro shakhsi Bugaasi xun ka qoray inuu ku jiro, waxay ahayd in taariikhdii Sayidka lagu ururiyo Somaliland oo meel kasta oo taalo looga tagay Somaliland ayaa ka mudan oo ay tahay in laga taago, anagu kooxdii u horeysay ee arintaasi u timid baanu nahay meel walbana waa laga soo socda oo jig jiga madax dhaqameed iyo culimaba way ka soo socdaan Hargeysa la iskugu imanayaa\u201dayey tidhi Fardawsa Caamir oo ka soo jeeda qoyska Sayid-ka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0<img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/hiiraan.com\/images\/2018\/Apr\/201847636586915622051728vvvvvv.htm\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Fardawsa Caamir ayaa sheegtay in Buugan la ururiyo oo la gubo,isla markaana aanay dadku akhrisan, maadaama oo gafaf badan ku jiraan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cBuugan waxa ku jira Gabayo laga been abuurtay, waxaanu leenahay madaxweyne Muse BIIXI cadaalad baan u baahnahay, anagu umaanu iman in aanu shacabka ku kicino laakiin waa in aad noo tudhaa oo shacabkaagii baanu nahay, waxaana doonayna in aanu la kulano madaxweynaha\u201dayuu yidhi Ibraahim Macalin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Buugaan Sooyaal ee uu qoray Wasiir Guri Barwaqo ayaa buuq badan ka dhaliyey Somaliland,isla markaana wali dacwadiisu taagan tahay, waxaana hore dhowaaq dheer ka muujiyey gabayo dumarka taabanaya oo ku jira Buugaasi, taas oo kicisay beelo dhan oo Somaliland degan, taas oo dumarkoodii wax lagaga sheegay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45329\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45330\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45329\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45331\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45332\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Eheladii Halgamaagii Sayid Cabdala Xasan ayaa magaaladda Hargeysa u yimid sidii Madaxweynaha Somaliland ugu gudbin lahaayeen dacwad ka dhan ah wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo oo lagu haysto buug uu ka qoray Sayidka taas oo ay ku tilmaamay inuu ahaa mid gafaf waaweyn laga gallay. Eheladda Qoyska Sayidka ayaa ka kala yimid London [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45463,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45460","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45460","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45460"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45460\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45464,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45460\/revisions\/45464"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45463"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45460"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45460"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45460"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}