{"id":45451,"date":"2018-04-07T21:22:46","date_gmt":"2018-04-07T18:22:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45451"},"modified":"2018-04-07T21:30:45","modified_gmt":"2018-04-07T18:30:45","slug":"kilaafka-garabyada-barlamaanka-oo-dadaalo-lagu-dhex-dhexaadinayo-ay-socdaan-iyo-sida-xaaladu-hadda-tahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/kilaafka-garabyada-barlamaanka-oo-dadaalo-lagu-dhex-dhexaadinayo-ay-socdaan-iyo-sida-xaaladu-hadda-tahey\/","title":{"rendered":"Kilaafka Garabyada Barlamaanka oo Dadaalo Lagu Dhex dhexaadinayo ay Socdaan iyo Sida Xaaladu Hadda Tahey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/khilaaf-barlamaan.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45452\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/khilaaf-barlamaan.jpeg\" alt=\"\" width=\"890\" height=\"491\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/khilaaf-barlamaan.jpeg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/khilaaf-barlamaan-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 890px) 100vw, 890px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dadaallo lagu xalinayo dhinacyada iska soo horjeeda Beerlamaanka Soomaaliya ayaa ka soconaya xarunta Villa Hargeysa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulan ay maanta yeelan lahaayeen xildhibaannada Golaha Shacaba ayaa baaqday, lamana oga , sababta uu baaqday kulanka oo xalay la qorsheeyay in uu maanta qabsoomo,.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka ayaa sheegaya in Guddoomiye Jawaari uu soo magacaabay Guddi ka kooban 7 xubnood, kuwaasoo la kulmi doona guddi kale oo dhanka Guddoomiye kuxigeenka 1aad iyo Xildhibaanada mooshinka wada ka imaanaya, si loo ambaqaado xal u helida arrimaha muranka ka taagan yahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale waxaa la sheegayaa in xubnaha Guddiga 7-da xubnood ee Jawaari uu magacaabay ay la kulmi doonaan Madaxweynaha, si ay uga arrinsadaan xal u helida arrimaha taagan iyo sidii sharciga loogu kala bixi lahaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Beesha Caalamka ayaa walaac ka muujineysa khilaafka taagan in loo adeegsado xoog iyo awood maquunin baal marsan xeer hoosaadka iyo dastuurka, waxaana xiriiro ay la soo sameeyeen Madaxda u soo jeediyeen in khilaafka lagu xaliyo dastuurka ama wado kale oo isu tanaasul ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadaalada socda ayaa ka duwan kuwii hore ee fashilmay, waxaana ay u badan tahay in la gaaro xal ku jira tanaasul, maadaama uu khilaafka daba dheeraaday, isla markaana amni ahaan iyo siyaasad ahaan uu saameyn ku keenay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45329\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45329\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45330\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45331\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45332\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dadaallo lagu xalinayo dhinacyada iska soo horjeeda Beerlamaanka Soomaaliya ayaa ka soconaya xarunta Villa Hargeysa. Kulan ay maanta yeelan lahaayeen xildhibaannada Golaha Shacaba ayaa baaqday, lamana oga , sababta uu baaqday kulanka oo xalay la qorsheeyay in uu maanta qabsoomo,. Wararka ayaa sheegaya in Guddoomiye Jawaari uu soo magacaabay Guddi ka kooban 7 xubnood, kuwaasoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45452,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45451","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45451","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45451"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45451\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45454,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45451\/revisions\/45454"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45452"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45451"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45451"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45451"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}