{"id":45428,"date":"2018-04-07T01:35:02","date_gmt":"2018-04-06T22:35:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45428"},"modified":"2018-04-07T01:36:52","modified_gmt":"2018-04-06T22:36:52","slug":"labo-qarax-oo-maanta-muqdisho-ka-dhacey-iyo-khasaaraha-dhimasho-iyo-dhaawac-ee-ay-gaysteen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/labo-qarax-oo-maanta-muqdisho-ka-dhacey-iyo-khasaaraha-dhimasho-iyo-dhaawac-ee-ay-gaysteen\/","title":{"rendered":"Labo Qarax oo Maanta Muqdisho Ka Dhacey iyo Khasaaraha Dhimasho iyo Dhaawac ee ay Gaysteen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/muqdisho-labo-qarax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45429\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/muqdisho-labo-qarax.jpg\" alt=\"\" width=\"881\" height=\"469\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/muqdisho-labo-qarax.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/muqdisho-labo-qarax-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 881px) 100vw, 881px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Qaraxa hore ayaa ka dhacay maanta xiligii Salaada duhurkii ee Muqdisho meel gaadiidka lagu baaro oo ah waddo gasha garroonka dayuuradaha ee Aaden Cadde.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wax yar uu kaddib markii uu qaraxaasi dhacay ayaa la maqlay jugta qarax labaad oo ka dhacay bar kontorool oo ku taalla agagaarka isgooyska Banaadir.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaraxan danbe ayeey wararku sheegayaan in uu dhacay kadib markii ciidanku ay rasaaseeyeen baabuur ay ka shakiyeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Goobjoogayaal ayaa sheegay in gaariga ay saarnaayeena ugu yaraan saddex qof kuwaa oo isku dayey in ay xoog ku maraan kontoroolka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada ayaa toogtay raggii saarnaa gaariga, kadibna waxaa qarxay baabuurka. Goobta waxaa sidoo kale ku dhintay laba askari oo ka mid ahaa ciidamadii halkaa ku sugnaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaraxa ka dhaca waddada gasha garoonka diyaarada magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku dhintay qofkii ismiidaamiyaha ahaa halka labo Askarina ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaraxyadan oo dhan ayaa imanaya xili amaanka magaalada Muqdisho sare loo qaaday saddexdii cisho ee la dhaafnayna inta badan magaalada uu aad u yaraa dhaqdhaqaaqa dadka iyo gadiidka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45329\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45330\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45329\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45331\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45332\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaraxa hore ayaa ka dhacay maanta xiligii Salaada duhurkii ee Muqdisho meel gaadiidka lagu baaro oo ah waddo gasha garroonka dayuuradaha ee Aaden Cadde. Wax yar uu kaddib markii uu qaraxaasi dhacay ayaa la maqlay jugta qarax labaad oo ka dhacay bar kontorool oo ku taalla agagaarka isgooyska Banaadir. Qaraxan danbe ayeey wararku sheegayaan in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45429,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45428","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45428","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45428"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45428\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45431,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45428\/revisions\/45431"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45429"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45428"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45428"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45428"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}