{"id":45401,"date":"2018-04-06T02:17:14","date_gmt":"2018-04-05T23:17:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45401"},"modified":"2018-04-06T02:22:07","modified_gmt":"2018-04-05T23:22:07","slug":"ciidamadii-illaalada-u-ahaa-gudoomiye-jawaari-oo-qaar-xildhibaano-barlamaanka-kamid-ahi-dalbadeen-in-loo-soo-celiyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/ciidamadii-illaalada-u-ahaa-gudoomiye-jawaari-oo-qaar-xildhibaano-barlamaanka-kamid-ahi-dalbadeen-in-loo-soo-celiyo\/","title":{"rendered":"Ciidamadii Illaalada u ahaa Gudoomiye Jawaari oo Qaar Xildhibaano Barlamaanka kamid ahi Dalbadeen in Loo Soo Celiyo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/xildhibano-dalbadey.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45402\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/xildhibano-dalbadey.jpg\" alt=\"\" width=\"894\" height=\"669\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/xildhibano-dalbadey.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/xildhibano-dalbadey-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 894px) 100vw, 894px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaanada ka soo horjeeda mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xalay shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Taliyeyaasha ciidamada aanay dhex dhexaad ka aheyn xaalada siyaasadeed ee uu dalka galay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaanada ayaa sheegay in ilaaladii Guddoomiye Jawaari la xiray, taasna ay tahay arrin xadgudub ku ah xurmadiisa, waxaana ay ku baaqeen in loo soo celiyo ciidamadii laga qaaday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale Xildhibaanada ayaa ugu baaqay Xukuumadda in ay faraha kala baxdo arrimaha baarlamaanka, isla markaana ay sii qaadeyso tallaabooyin xaalada uga sii dari karta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaanadan ayaa beeniyay eedeynta loo jeediyay Guddoomiye Jawaari ee ahaa in uu xerada qabsaday, hase ahaatee taa bedelkeed waxay sheegeen in boqolaal ciidamo ah ay dowladda ku soo daadisay waddooyinka iyo gudaha xarunta baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa ay sheegeen in ciidamadii booliska ee gudaha xarunta baarlamaanka ku jiray ay watene bastoolado iyo kantiinado, taasoo looga gol lahaa in lagu jeebeeyo xildhibaanada sida ay hadalka u dhigeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaalada Guddoomiye Jawaari ayaa lagu eedeeyay in ay ka qeyb qaateen arbushaadii shalay ka dhacday Baarlamaanka, kaddib markii iyagoo hubeysan ay galeen, waxaana ciidamada ilaalada qaarkood la xiray, kuwa kalena lagu amray inay xarunta ay ilaalinayaan ka soo tagaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xiisada siyaasadeed ee u dhaxeysa Baarlamaanka iyo Xukuumadda ayaa cirka isku shareertay, waxaana wali la helin wax xal ah, iyadoo labada dhinac ay hawada isu marinayaan hadalo Cul culus.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45329\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45330\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45329\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45331\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45332\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada ka soo horjeeda mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xalay shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Taliyeyaasha ciidamada aanay dhex dhexaad ka aheyn xaalada siyaasadeed ee uu dalka galay. Xildhibaanada ayaa sheegay in ilaaladii Guddoomiye Jawaari la xiray, taasna ay tahay arrin xadgudub ku ah xurmadiisa, waxaana ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45402,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45401","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45401","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45401"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45401\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45405,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45401\/revisions\/45405"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45402"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45401"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45401"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45401"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}