{"id":45392,"date":"2018-04-05T23:09:39","date_gmt":"2018-04-05T20:09:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45392"},"modified":"2018-04-05T23:12:20","modified_gmt":"2018-04-05T20:12:20","slug":"gen-gorod-taliyaha-ciidamada-xogga-dalka-oo-sheegay-in-ciidamo-rabshado-ka-abuurey-xaarunta-barlamaanka-la-xir-xirey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/gen-gorod-taliyaha-ciidamada-xogga-dalka-oo-sheegay-in-ciidamo-rabshado-ka-abuurey-xaarunta-barlamaanka-la-xir-xirey\/","title":{"rendered":"Gen.Gorod Taliyaha Ciidamada Xogga Dalka oo Sheegay In Ciidamo Rabshado ka Abuurey Xaarunta Barlamaanka La Xir xirey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/gen-gorod2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45393\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/gen-gorod2.jpg\" alt=\"\" width=\"902\" height=\"602\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/gen-gorod2.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/gen-gorod2-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 902px) 100vw, 902px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha ciidmada xoogga dalka Soomaaliyeed \u00a0Gen. C\/wali Jaamac Xuseen Gorod \u00a0ayaa ka hadlay dhacdadii shalay ee xarunta Golaha Shacabka, taasi oo sababtay in uu baaqdo kulankii Baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha ayaa sheegay in balantu aheyd in aysan ciidamadu gudaha u galin xarunta ama wax saamey ah ku yeelan khilaafka Baarlamaanka balse ay galeen shalay xarunta ciidan hubeysan oo aanan la ogeyn.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliska ciidanka xoogga dalka ayaa markii ay arintaasi ka war heleen ku baxay oo tagay xarunta, waxayna ciidamada ka codsadeen in halkaasi ka soo baxaan, balse ay ka dhega furesteen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu tilmaamay in maalintii iyadoo la ilaalinayo xasiloonida aan wax talaabo ah laga qaadin ciidamada..<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale wuxuu sheegay in ay kulan deg deg ah yeesheen oo ay yiraahdaan Baarlamaanka wuu baaqday, si nabad ahna markii dambe xarunta looga soo saaray, si aysan u dhicin arbushaad xilligaasi dhacda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gen. Gorod ayaa xusay in ay gacanta ku soo dhigeen ciidamadii amar diidada sameeyay, kuwa kelana weli ay maqan yihiin, isaga oo xusay in ay xogta ku heleen ciidamo kale oo Maleeshiyaad ah in ay ciidanka xoogga ku soo dhex dhuunteen, kuwaasina lagu daba jiro.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWararka aan helnay waxay sheegayaan inay jiraan ciidamo kale oo aan ka mid aheyn ciidamada Qalabka Sida oo laga yaabo inay ku gambadeen ciidamada, iyaggana waan oggaaneynaa, waana soo qabaneynaa, hadda arrinta si nabad ah ayey ku dhammaatay, xasilooni ayaa jirta, wax dhibaato ah ma jirto, ciddii isku dayda inay ka boodaan sharuucda dalka tallaabo fiican oo munaasib ku ah ayaa laga qaadi doonaan\u201d ayuu mar kale yiri Gen Gorod.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo shalay gelinkii dambe warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in gudaha xarunta Golaha Shacabka uu ku galay 11 Askari oo keliya, balse aanay jirin ciidan badan oo uu watay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45329\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45330\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45329\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45331\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45332\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidmada xoogga dalka Soomaaliyeed \u00a0Gen. C\/wali Jaamac Xuseen Gorod \u00a0ayaa ka hadlay dhacdadii shalay ee xarunta Golaha Shacabka, taasi oo sababtay in uu baaqdo kulankii Baarlamaanka. Taliyaha ayaa sheegay in balantu aheyd in aysan ciidamadu gudaha u galin xarunta ama wax saamey ah ku yeelan khilaafka Baarlamaanka balse ay galeen shalay xarunta ciidan hubeysan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45393,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45392","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45392","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45392"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45392\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45395,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45392\/revisions\/45395"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45393"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45392"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45392"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45392"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}