{"id":45381,"date":"2018-04-04T23:28:33","date_gmt":"2018-04-04T20:28:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45381"},"modified":"2018-04-04T23:46:13","modified_gmt":"2018-04-04T20:46:13","slug":"ciidamada-hawlgalka-amisom-oo-la-wareegey-gacan-ku-haynta-xarunta-golaha-shacabka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/ciidamada-hawlgalka-amisom-oo-la-wareegey-gacan-ku-haynta-xarunta-golaha-shacabka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Ciidamada Hawlgalka Amisom oo La wareegey Gacan ku Haynta Xarunta Golaha Shacabka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/amisom-barlaman.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45382\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/amisom-barlaman.jpg\" alt=\"\" width=\"891\" height=\"474\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/amisom-barlaman.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/amisom-barlaman-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 891px) 100vw, 891px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiil iyo ciidamo ka tirsan kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM oo ku soo baxay xiisada Baarlamaanka ayaa lagu waramayaa in ay xarunta Golaha Shacabka ka kaxeeyeen guddoomiye Jawaari iyo ku-xigeenkiisa labaad.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha AMISOM Paul Lokech ayaa sheegay in ay adkeyn doonaan xarunta Amnigeeda inta xal buuxa laga gaarayo Khilaafka Baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\"><span id=\"fbPhotoSnowliftCaption\" tabindex=\"0\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;K&quot;}\">Waxaa uu sidoo kale xusay in Jawaari Amnigiisa ay ka mas\u2019uul yihiin qeybna uu ka yahay waajibaadkooda inta uu xilka haayo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo saakay tagay xarunta Baarlamaanka ayaa meesha ka saaray Ajandihii looga dooddi lahaa mooshinka isaga ka dhanka ah, kaddib markii uu fadhigu qabsoomi waayay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaanno ayaa ku eedeeyay guddoomiyaha in ciidamada isaga ka amar qaata xoog ku galeen xarunta golaha shacabka, islamarkaana diideen in ay gudaha loo galo xarunta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xarunta Villa Hargeysa uu degan yahay Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxa uu halkaasi kula kulmay Taliyaha ciidamada AMISOM Paul Lokech, waxa uuna Jawaari ka codsaday taliyah in amaankiisa la adkeeyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha ciidamada AMISOM Paul Lokech ayaa xarunta Villa Hargeysa ka sheegay in waajibaadkooda shaqo ay qeyb ka tahay ilaalinta amaanka Gudoomiyaha Baralamaanka Soomaaliya maadaama uu wali xilka hayo.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45329\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45330\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45331\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45332\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Saraakiil iyo ciidamo ka tirsan kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM oo ku soo baxay xiisada Baarlamaanka ayaa lagu waramayaa in ay xarunta Golaha Shacabka ka kaxeeyeen guddoomiye Jawaari iyo ku-xigeenkiisa labaad. Taliyaha AMISOM Paul Lokech ayaa sheegay in ay adkeyn doonaan xarunta Amnigeeda inta xal buuxa laga gaarayo Khilaafka Baarlamaanka. Waxaa uu sidoo kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45382,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45381","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45381","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45381"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45381\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45384,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45381\/revisions\/45384"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45382"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45381"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45381"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45381"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}