{"id":45324,"date":"2018-04-03T02:31:29","date_gmt":"2018-04-02T23:31:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45324"},"modified":"2018-04-03T03:06:06","modified_gmt":"2018-04-03T00:06:06","slug":"raiisal-wasaaraha-cusub-ee-dalka-itoobiya-abiy-ahmed-oo-maanta-loo-dhaariyey-xilka-rwazaaraha-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/raiisal-wasaaraha-cusub-ee-dalka-itoobiya-abiy-ahmed-oo-maanta-loo-dhaariyey-xilka-rwazaaraha-itoobiya\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisal Wasaaraha Cusub ee Dalka Itoobiya Abiy Ahmed oo Maanta Loo Dhaariyey Xilka R\/Wazaaraha Itoobiya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/abiy-axmed.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45325\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/abiy-axmed.jpg\" alt=\"\" width=\"971\" height=\"546\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/abiy-axmed.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/abiy-axmed-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 971px) 100vw, 971px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa ra&#8217;iisul wasaare cusub u doortay Abiy Axmed, waxaana islamarkiiba loo dhaariyay xilka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Abiy oo khudbad ka horjeediyay xildhibaannada ayaa qiray in &#8220;dimuqraadiyadda curdanka ah&#8221; ee dalku ay horseeday in ay muwaadiniin dhintaan sannadihii u dambeeyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kumannaan dad ah ayaa la xiray, tiro aan la ogaynna way dhinteen intii ay mudaaharaadyadu ka socdeen Itoobiya tan iyo markii ay billawdeen sannadkii 2015kii.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dr Axmed ayaa sidoo kale raaligaliyay dhammaan dadka xuquuqda aadanaha u dooda, siyaasiyiinta iyo dibadbaxyaasha ay qiimaha sare ugu kacday isbadalkii ay dalbanayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra&#8217;iisul wasaaraha ayaa sheegay in dawladdiisu ay diyaar u tahay in ay Eritrea kala shaqayso sidii loo xalin lahaa muranka u dhaxeeya labada dal iyada oo lawada xaajoonayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Isaga oo diiradda saaraya midnimada, qanaacada, caddaaladda iyo iscafintana, Ra&#8217;iisul wasaare Abiy wuxuu siyaasiyiinta mucaaradka ah iyo qurbajoogta Itoobiyaanka ah ugu baaqay in laga wada shaqeeyo isafgarad qaran.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sidoo kale ka hadlay in wax laga barto khaladaadkii horay loogalay, lagana shaqeeqo midnimada dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dr Abiy ayaa sheegay in uu rumaysan yahay in awood wareejinta maanta ay keenayso fursad taariikhi ah oo baal cusub u furaysa taariikhda siyaasadeed ee Itoobiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45185\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45186\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45185\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45187\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45188\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa ra&#8217;iisul wasaare cusub u doortay Abiy Axmed, waxaana islamarkiiba loo dhaariyay xilka. Abiy oo khudbad ka horjeediyay xildhibaannada ayaa qiray in &#8220;dimuqraadiyadda curdanka ah&#8221; ee dalku ay horseeday in ay muwaadiniin dhintaan sannadihii u dambeeyay. Kumannaan dad ah ayaa la xiray, tiro aan la ogaynna way dhinteen intii ay mudaaharaadyadu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45325,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45324","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45324","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45324"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45324\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45327,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45324\/revisions\/45327"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45325"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45324"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45324"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45324"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}