{"id":45310,"date":"2018-04-03T00:23:14","date_gmt":"2018-04-02T21:23:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45310"},"modified":"2018-04-03T00:27:52","modified_gmt":"2018-04-02T21:27:52","slug":"saldhig-ciidamada-amisom-ku-lahaayeen-buulomareer-oo-al-shabaab-weerar-ku-qaadeen-ciidamada-afrikana-ka-hadleen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/saldhig-ciidamada-amisom-ku-lahaayeen-buulomareer-oo-al-shabaab-weerar-ku-qaadeen-ciidamada-afrikana-ka-hadleen\/","title":{"rendered":"Saldhig Ciidamada Amisom ku Lahaayeen Buulomareer oo Al-shabaab Weerar ku Qaadeen Ciidamada Afrikana Ka Hadleen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/midawga-afirica.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45312\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/midawga-afirica.jpg\" alt=\"\" width=\"916\" height=\"570\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/midawga-afirica.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/midawga-afirica-300x187.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 916px) 100vw, 916px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Ciidamada AMISOM Francisco Caetano Madeira,ayaa war kasoo saaray weerarkii cuslaa ee ka dhacay degaanka Buulo-Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in Ciidamada ay si adag ula dagaalameen Al-Shabaab , islamarkaana ay ka guuleysteen kuwaa soo weeraro is xig-xigay ku qaaday degaanada Buula-mareer,Golweyn iyo Qoryooley oo dhammaantood ka tirsan Gobolka Shabeellaha hoose.<\/p>\n<p align=\"justify\">War ka soo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay in marka hore Al-Shabaab weerarkooda ay ku bilaabeen Qaraxyo,waxaana la bur buriyay labo ka mid ah gawaari ay ka soo buuxiyeen Walxa Qarxa,sidoo kale Ciidamada ayaa la wareegay nuucyo kala duwan oo hub ah oo Shabaab ay wateen sidda warka lagu sheegay.<\/p>\n<p align=\"justify\">AMISOM,ayaa sheegtay in weerarka kaga dhinteen Afar askari, halka lix kale dhaawacyo fudud ay soo gaareen,waxaana Madaxda AMISOM ay ku amaaneen ciidamada sidda Al-Shabaab uga hortageen una hureen naftooda.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201c Waan ku faraxsannahay ciidamadeena geesiyada ah,kuwaasi oo aan ka daalleyn sii wadida iney ka taqalusaan Al-Shabaab si ay nabad iyo Xasilooni ugu soo celiyaan Soomaaliya,\u201d ayuuyiri Mr. Madeira.<\/p>\n<p align=\"justify\">Warka kasoo baxay AMISOM ayaa kusoo beegmaya xilli Al-Shabaab ay sheegteen in ay dileen u dhawaad 59 Askari oo ka tirsan ciidamada AMISOM ka dib Weerar ay ku qaadeen degaanka Buulo Mareer Shalay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45185\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45186\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45185\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45187\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45188\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Ciidamada AMISOM Francisco Caetano Madeira,ayaa war kasoo saaray weerarkii cuslaa ee ka dhacay degaanka Buulo-Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose. Waxaa uu sheegay in Ciidamada ay si adag ula dagaalameen Al-Shabaab , islamarkaana ay ka guuleysteen kuwaa soo weeraro is xig-xigay ku qaaday degaanada Buula-mareer,Golweyn iyo Qoryooley oo dhammaantood [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45312,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45310","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45310","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45310"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45310\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45314,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45310\/revisions\/45314"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45312"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45310"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45310"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45310"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}