{"id":45300,"date":"2018-04-02T21:18:49","date_gmt":"2018-04-02T18:18:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45300"},"modified":"2018-04-02T21:22:53","modified_gmt":"2018-04-02T18:22:53","slug":"xildhibaanadii-curiyey-mooshinkii-ka-dhanka-ahaa-gudoomiye-jawaari-oo-sheegey-in-aaney-ka-tanaasulin-mooshinkoodii","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/xildhibaanadii-curiyey-mooshinkii-ka-dhanka-ahaa-gudoomiye-jawaari-oo-sheegey-in-aaney-ka-tanaasulin-mooshinkoodii\/","title":{"rendered":"Xildhibaanadii Curiyey Mooshinkii Ka Dhanka Ahaa Gudoomiye Jawaari oo Sheegey in aaney Ka Tanaasulin Mooshinkoodii."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/xildhibaano-iyo-moshin.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45301\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/xildhibaano-iyo-moshin.jpg\" alt=\"\" width=\"992\" height=\"661\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/xildhibaano-iyo-moshin.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/xildhibaano-iyo-moshin-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 992px) 100vw, 992px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Inta badan Xildhibaannadii Golaha Shacabka ee waday mooshinka ka dhanka ah Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Cismaan Jawaari ayaa shaaciyay in aysan jirin ka tanaasulid ku aadan mooshinkii ay wadeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maalmihii u dambeeyay ayaa waxaa socday dadaalo la doonayay in lagu dhameeyo khilaafka ka dhax taagan golaha Golaha Shacabka Soomaaliya, walow mudanayaasha baarlamaanka qaar ee wada mooshinka ay ku adkeysanaya in mooshinka la mariyo sharciyada oo la horgeeyo Baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maanta oo Isniin ah ayuu Qorshuhu ahaa in uu kulanka Golaha Shacabka furmo laakiin waxaa warku uu sheegayaa in ay jiraan cilado farsamo, taasi ayaana baajisay kulankii Baarlamaanka, sida ay in oo xaqiijiyeen Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wali waxaa soconaya dadaalo ah in kulanka Baarlamaanka uu dhaco maalinka Arbacada ah, ee fooda inagu soo haayso inakstoo Xildhibaanada mooshinka wada ay dadaalo dheeraad ah ku bixinayaan sidii maalinkaasi mooshinka ay ugu gudbin lahaayeen mudanayaasha Baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaar ka mid ah Xildhibaan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in madaxweynaha uusan wali la hadlin Xildhibaanada mooshinka wado waxayna intaasi ku dareen in uusan sharci u lahayn madaxweyne Farmaajo in uu bur-buriyo mooshinka walina ay ku adkeysanayaan in mooshinka la horgeeyo Baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhawaan baajiyay fadhigii baarlamaanka ee la doonayay in looga doodo labo Ajando oo iska soo horjeeday, kaasoo si weyn looga baqdin qabay inuu sababo gacan ka hadal dhax mara Xildhibaanada.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45185\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45186\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45185\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45187\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45188\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Inta badan Xildhibaannadii Golaha Shacabka ee waday mooshinka ka dhanka ah Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Cismaan Jawaari ayaa shaaciyay in aysan jirin ka tanaasulid ku aadan mooshinkii ay wadeen. Maalmihii u dambeeyay ayaa waxaa socday dadaalo la doonayay in lagu dhameeyo khilaafka ka dhax taagan golaha Golaha Shacabka Soomaaliya, walow mudanayaasha baarlamaanka qaar ee wada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45301,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45300","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45300","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45300"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45300\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45303,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45300\/revisions\/45303"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45301"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45300"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45300"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45300"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}