{"id":45296,"date":"2018-04-02T19:11:34","date_gmt":"2018-04-02T16:11:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45296"},"modified":"2018-04-02T20:22:36","modified_gmt":"2018-04-02T17:22:36","slug":"dad-rayid-ah-oo-duqeyn-diraadeed-ugu-dhintey-deegaano-hoostaga-gjhoose-ee-xaruntiisu-tahey-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/dad-rayid-ah-oo-duqeyn-diraadeed-ugu-dhintey-deegaano-hoostaga-gjhoose-ee-xaruntiisu-tahey-kismaayo\/","title":{"rendered":"Dad Rayid ah oo Duqeyn Diraadeed ugu Dhintey Deegaano Hoostaga G\/J\/hoose ee Xaruntiisu tahey Kismaayo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/duqeyn-dad-rayid-ah.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45297\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/duqeyn-dad-rayid-ah.jpeg\" alt=\"\" width=\"1032\" height=\"569\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/duqeyn-dad-rayid-ah.jpeg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/duqeyn-dad-rayid-ah-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1032px) 100vw, 1032px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka ka imanaya deegaan lagu magacaabo Kaamjiroon oo 25km dhinaca Galbeed uga beegan magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in duqeyn shalay halkaa ka dhacday ay ku dhinteen saddex ruux oo rayid ah halka Afar ruux kalana ay ku dhaawacmeen dadkan oo dhamaantood ka soo jeeda hal Qoys.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka dhaawacmay ayaa la sheegay in la geeyay Isbitaalka Magaalada Ksimaayo, waxayna ay isugu jireen Hooyo, Laba caruur ah oo ay dhashay iyo Nin da\u2019ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Senator Iftiin Xasan Baasto oo ka tirsan Aqalka sare ee Soomaaliya kana soo jeeda Jubbada hoose ayaa cambaareeyay duqeynta isaga oo sheegay in uusan garaneynin sabab loo beegsaday dadka rayidka ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cDuqeynta waxay ka dhacday duleedka Magaalada Kismaayo, dad shacab ah ayaa lagu laayay, sida aad aragteen dhaawacooda waxaa la keenay Isbitaalka magaalada Kismaayo, duqeymaha dadka lagu leynayo way soo bateen guddiga difaaca Baarlamaanka ayaan kala hadli doonaa, si uu u yimaado isla xisaabtan\u201d ayuu ku yiri wareysi uu siiyay VOA-da.<\/p>\n<p align=\"justify\">Diyaaradaha dagaalka ayaa Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya waxaa ay ku fuliyaan duqeymo ay la eegtan fariisamaha Al-shabaab ay ku leeyihiin gobolada dalka, balse mararka qaar ayaa waxaa dhacda in howlgalkooda ay khasaare ku gaarsiiyaan dadka shacabka ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45185\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45186\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45185\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45187\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45188\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya deegaan lagu magacaabo Kaamjiroon oo 25km dhinaca Galbeed uga beegan magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in duqeyn shalay halkaa ka dhacday ay ku dhinteen saddex ruux oo rayid ah halka Afar ruux kalana ay ku dhaawacmeen dadkan oo dhamaantood ka soo jeeda hal Qoys. Dadka dhaawacmay ayaa la sheegay in la geeyay Isbitaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45297,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45296","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45296","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45296"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45296\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45299,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45296\/revisions\/45299"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45297"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45296"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45296"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45296"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}