{"id":45254,"date":"2018-04-01T01:51:49","date_gmt":"2018-03-31T22:51:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45254"},"modified":"2018-04-01T01:54:50","modified_gmt":"2018-03-31T22:54:50","slug":"guddoomiyaha-barlamaanka-jawaari-oo-sheegey-in-isaga-iyo-labadiisa-kuxigeen-ay-madaxweynaha-ay-ka-yeeleen-waan-waanti-uu-soo-jeediyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/guddoomiyaha-barlamaanka-jawaari-oo-sheegey-in-isaga-iyo-labadiisa-kuxigeen-ay-madaxweynaha-ay-ka-yeeleen-waan-waanti-uu-soo-jeediyey\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Barlamaanka Jawaari oo Sheegey in Isaga iyo Labadiisa Kuxigeen ay Madaxweynaha ay ka Yeeleen Waan Waanti uu Soo Jeediyey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/jawaari-wan-waan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45255\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/jawaari-wan-waan.jpg\" alt=\"\" width=\"934\" height=\"497\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/jawaari-wan-waan.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/jawaari-wan-waan-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 934px) 100vw, 934px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa faah faahin ka bixiyay sababihii loo baajiyay kulankii Baarlamaanka ee maanta loo balansanaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha oo goor dhaw warbaahinta la hadlay sheegay in kulanka maanta loo hakiyay codsi ka yimid Madaxweynaha oo xalay saqdii dhexe illaa waabarigii kulan la qaatay Guddoonka Golaha Shacabka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiye Jawaari ayaa sheegay inay ogolaadeen wixii khilaaf ee jira xal laga gaaro, isla markaana loo turo shacabka, isla markaana midnimada iyo wadajirka Baarlamaanka lagu dadaalo.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cAniga iyo labadeyda kuxigeen waxaan la kulanay Madaxweyne Faramajo, wuxuu soo jeediyay in kulanka maanta la hakiyo, si xaalada loo dejiyo, anagana waa ka wada aqbalnay soo jeedinta Madaxweynaha\u201dayuu yiri Guddoomiye Jawaari.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu intaa ku daray in dib laga soo sheegi doono, wixii kale ee dhiman, si loo helo xasilooni siyaaasadeed sida uu yiri.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu ugu baaqay Xildhibaanada inay aqbalaan soo jeedinta madaxweynaha, lana ilaaliyo bedqabka iyo wadajirka Baarlamaanka sida uu yiri.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulankii Baarlamaanka ee maanta loo balansanaa ayaa Xildhibaanada iska soo horjeeda kala wateen labo ajande ah, waxaana laga cabsi qabay fowdo iyo qalalaase siyaasadeed oo hareeya dalka<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45185\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45186\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45185\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45187\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45188\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa faah faahin ka bixiyay sababihii loo baajiyay kulankii Baarlamaanka ee maanta loo balansanaa. Guddoomiyaha oo goor dhaw warbaahinta la hadlay sheegay in kulanka maanta loo hakiyay codsi ka yimid Madaxweynaha oo xalay saqdii dhexe illaa waabarigii kulan la qaatay Guddoonka Golaha Shacabka. Guddoomiye Jawaari ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45255,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45254","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45254","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45254"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45254\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45257,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45254\/revisions\/45257"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45255"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45254"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45254"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45254"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}