{"id":4525,"date":"2011-11-29T14:37:47","date_gmt":"2011-11-29T14:37:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4525"},"modified":"2011-11-29T14:37:47","modified_gmt":"2011-11-29T14:37:47","slug":"xisbiga-midnimada-jamhuuriga-soomaaliyeed-oo-ku-gacan-seyrey-waxa-loogu-yeerey-shir-wada-tashi-oo-qm-muqdisho-kusoo-gabaneygabeys","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/xisbiga-midnimada-jamhuuriga-soomaaliyeed-oo-ku-gacan-seyrey-waxa-loogu-yeerey-shir-wada-tashi-oo-qm-muqdisho-kusoo-gabaneygabeys\/","title":{"rendered":"XISBIGA MIDNIMADA JAMHUURIGA SOOMAALIYEED OO KU GACAN SEYREY WAXA LOOGU YEEREY SHIR WADA TASHI OO Q\/M MUQDISHO KUSOO GABANEYGABEYS"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/tima3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4526\" title=\"tima\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/tima3.jpg\" alt=\"\" width=\"259\" height=\"194\" \/><\/a><\/p>\n<pre>Wakaalada wararka soomaaliyeed warsom.com\r\n\r\n\u00a0\r\n\r\nShir uu isugu yimid xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed uuna\r\n\r\nshir gudoominayey kusimaha m\/wene darman ahna gud kuxigeenka xmjs cali\r\n\r\nmaxamed nuux ayaa lagaga hadley qodobo badan oo la xiriira siyaasada\r\n\r\niyo marxalada dalku marayo waxaana dood iyo falaqeyn ka dib shirka\r\n\r\nkasoo baxey qodobadan:-\r\n\r\n1 x m j s\/usrp wuxuu kasoo horjeedaa wax kama jiraana ku sheegayaa\r\n\r\nshir ku sheega wada tashiga lagu sheegey ee muqdisho kusoo\r\n\r\ngabangaboobey kaasoo waddo khaldan somalia kuwada dhamaana hawlaha uu\r\n\r\nwado ergeyga q\/m ambasadar mahiga ma noqon karaan kuwo xalka somalia\r\n\r\nxalila ee waa kuwo qas iyo qalaanqal hor leh ka abuuraya bulshada iyo\r\n\r\nqabaa'ilka somaalida.\r\n\r\n2 Dalka waxaa ka jira xisbiyo nabadeed oo aan hubeysneyn kuwaasoo ka\r\n\r\nhawl gala dalka gudihiisa iyo debadiisa hanaan siyaasadeed oo cadna\r\n\r\nleh mar kastana ka maqan shirarka soomaalida loo qabto iyadoo lagu\r\n\r\nbedello wax ay ku sheegaan bulshada rayidka ah taas oo aan u aragno\r\n\r\nxaqiiqda oo leyska indha tirayo iyo xalka somalia oo aan loo socon.\r\n\r\n3 X M J S\/U S R P Wuxuu kasoo horjeedaa sharcidarro qaawana ku\r\n\r\nsheegayaa soo gelitaanka ciidamada dawladaha dariska la ah soomaaliya\r\n\r\nsida kenya iyo ethopia taas oo keeni karta kacdoon shacab iyo dagaalo\r\n\r\nlagu hoobto waxaa sidoo kale imaan kara in dhalin yaro badani ay\r\n\r\ndebadaha kasoo laabtaan si ay dalkooda hooyo u difaacdaan iyo arimo\r\n\r\nkale oo ay keeni karto soo gelitaanka somalia ee wadamada safka hore\r\n\r\nee deriska la ah somaalia.\r\n\r\n4 X M J S\/U S R P Wuxuu shacbiga soomaaliyeed iyo maamulada ka jiraba\r\n\r\nugu baaqayaa in ay u wada guntadaan difaaca dalka cadawga debadu in uu\r\n\r\nka qatar badanyahey kan gudahana la wada fahmaa.\r\n\r\n5 X M J S\/U S R P Wuxuu ugu danbeyntii ka\u00a0 codsanayaa caalamka iyo\r\n\r\ndawladaha aynu saaxiibka nahey in la furo lana taageero wada hadalo\r\n\r\nxaqiiq ah oo ay ku jiraan xarakada alshabaab si looga baxo dhibka\r\n\r\nkutiri kuteeka iyo in mar kasta dhibaato loo geysto dad aan waxba\r\n\r\ngalabsan iyadoo lagu ganbanayo alshabaab ayaan la dagaalameynaa.\r\n\r\nXisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed oo ah xisbiga koowaad ee\r\n\r\nsoomaaliya ayaa soo dhaweynaya xisbiga jamhuuriga somaliland oo\r\n\r\ndhawaan looga dhawaaqey somaliland anagoo rajeyneyna in puntlandna\r\n\r\ndhawaan lagaga dhawaaqo.\r\n\r\nRajadeenu waa guul iyo horumar ayaa qoraalka lagu soo gabangabeeyey<\/pre>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakaalada wararka soomaaliyeed warsom.com \u00a0 Shir uu isugu yimid xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed uuna shir gudoominayey kusimaha m\/wene darman ahna gud kuxigeenka xmjs cali maxamed nuux ayaa lagaga hadley qodobo badan oo la xiriira siyaasada iyo marxalada dalku marayo waxaana dood iyo falaqeyn ka dib shirka kasoo baxey qodobadan:- 1 x m j s\/usrp wuxuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4525","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4525","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4525"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4525\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4531,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4525\/revisions\/4531"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4525"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4525"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4525"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}