{"id":45213,"date":"2018-03-30T22:26:44","date_gmt":"2018-03-30T19:26:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45213"},"modified":"2018-03-30T22:27:27","modified_gmt":"2018-03-30T19:27:27","slug":"ciidamada-amisom-iyo-dagaalyahanada-al-shabaab-oo-dagaal-ku-dhexmarey-gobolka-shdhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/03\/ciidamada-amisom-iyo-dagaalyahanada-al-shabaab-oo-dagaal-ku-dhexmarey-gobolka-shdhexe\/","title":{"rendered":"Ciidamada Amisom iyo Dagaalyahanada Al-shabaab oo Dagaal ku Dhexmarey Gobolka Sh\/Dhexe."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/AMISOM-Troups.docx\">AMISOM Troups<\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/amisom-18-dill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45215\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/amisom-18-dill.jpg\" alt=\"\" width=\"943\" height=\"530\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/amisom-18-dill.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/amisom-18-dill-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 943px) 100vw, 943px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya xoogag ka tirsan ururka Al-Shabaab oo wadada u galay kolonyo ka tirsan ciidamada Burundi ee ku sugan gobolka Shabeellaha Dhexe ee Waqooyiga magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Goob joogayaal ayaa sheegay in dagaalka uu ka dhacay degaanka Cali-fooldheere oo dhanka Waqooyi uga beegan degmada Mahadaay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada Midowga Afrika AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi ee wadada loo galay ayaa ka ambabaxay dhanka degmada Mahadaay, waxayna kusii jeedeen degaanka Cali-fooldheere.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada AMISOM oo Saad u sidey ciidamo kale oo ku sugan degaanka Cali-fooldheere in mar kaliya ay la kulmeen dagaal culus oo ay ku soo qaadeen xoogagga Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Warar soo baxaya ayaa sheegaya in uu jiro khasaare kala duwan oo soo kala gaaray dhinacyada dagaalamay, iyada oo sidoo kale wararku ay sheegayaan in ciidamada AMISOM laga gubay Hal gaari oo nuuca dagaalka ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada AMISOM ayaa iska caabiyay weerarka labada jiho ahaa ee Shabaab ay ku soo qaadeen, waxaana ay ridayeen qoryo culus oo ay isaga caabinayeen weerarkaasi, sida dadka degaanka ay inoo sheegeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Inta badan xoogagga Al-shabaab ayaa weerarada noocaan oo kale ah u dhiga kolonyada gaadiidka AMISOM ee ku safra wadooyinkan, weli maamulka Hirshabeelle lama uusan imaan talaabo cad oo uu wax kaga qabanayo dhibaatada ka taagan degaanadiisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45185\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45186\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45185\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45187\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45188\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>AMISOM Troups Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya xoogag ka tirsan ururka Al-Shabaab oo wadada u galay kolonyo ka tirsan ciidamada Burundi ee ku sugan gobolka Shabeellaha Dhexe ee Waqooyiga magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa sheegay in dagaalka uu ka dhacay degaanka Cali-fooldheere oo dhanka Waqooyi uga beegan degmada Mahadaay. Ciidamada Midowga Afrika AMISOM [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45215,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45213","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45213","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45213"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45213\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45217,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45213\/revisions\/45217"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45215"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45213"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45213"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45213"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}