{"id":45209,"date":"2018-03-30T22:15:14","date_gmt":"2018-03-30T19:15:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45209"},"modified":"2018-03-30T22:16:16","modified_gmt":"2018-03-30T19:16:16","slug":"maxamed-sh-cismaan-jawaari-oo-ku-eedeeyey-rw-khayre-in-uu-ka-talo-qaato-kuwa-barlamaanada-burburiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/03\/maxamed-sh-cismaan-jawaari-oo-ku-eedeeyey-rw-khayre-in-uu-ka-talo-qaato-kuwa-barlamaanada-burburiya\/","title":{"rendered":"Maxamed Sh Cismaan Jawaari oo ku Eedeeyey R\/W Khayre in uu ka Talo Qaato Kuwa Barlamaanada Burburiya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/jawaari3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45210\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/jawaari3.jpg\" alt=\"\" width=\"1053\" height=\"592\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/jawaari3.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/jawaari3-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1053px) 100vw, 1053px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo xalay waqti danbe shir jaraa\u2019id ku qabtay xarunta Villa Hargeysa ayaa sheegay in ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda SoomaaliyaXassan Cali Kheyre yahay shaqsi shaqo yaqaan ah laakiin waayadii ugu danbeeyay bilaabey in uu talo ka qaato kuwii bur buriyay baarlamaankii Sideedaad.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Ra\u2019iisal wasaare Kheyre waa shaqsi shaqo yaqaan ah, laakiin waayadii ugu danbeeyay waxaad moodaa in uu bilaabey in uu ka tallo qaato Enjineeradii ku takhasusay bur burintii Baarlamaankii Sideedaad, \u2018\u2019ayuu yiri guddoomiye Jawaari.<\/p>\n<p align=\"justify\">Prof jawaari ayaa meesha ka saaray in uu jiray mooshin ka dhan ahaa xukuumadda uu ra\u2019iisal wasaaraha ka yahay Kheyre oo ay wadeen xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201dDalkan meel fog baa laga keenay, dad badan ayaa u soo geeryooday, dadka qaar rajo beel ayaa ku dhacay, laakiin waxaan soo gaarsiinay nidaam daahfuran, waxaana muujinay in Soomaaliya ay leedahay Baarlamaan cadaalad leh, shacabka Soomaaliyeed marqaati ayay ka yihiin\u201d ayuu yiri Jawaari.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha ooa dhinaca kale soo hadal qaaday xaalada xarunta Golaha Shacabka, ayaa sheegay in ay tahay markii ugu horeysay oo ciidamo la duldhigo xarunta Golaha Shacabka Soomaaliyeed, isaga oo ku baaqay in ciidamada laga qaado xarunta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar uu shirkiisa jaraa\u2019id ku soo qaaday sida uu ku jabey mooshinkii laga keenay ee loo balansanaa in loo codeeyo 31ka bisha oo ku began maalinta Berri ah ayuu sheegay, in xeer hoosaadka Baarlamaanku dhigayo in muddo 10 cisho ah gudahood lagu geeryo golaha Mooshinka, haddii uu dhaqan-galo-na isla muddo 15 cisho ah lagu soo doorto guddoomiye cusub, taasoo looga go\u2019an leeyahay ayuu yiri in aan la cuuryaamin howlaha Qaranka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gudoomiye Jawaari ayaa xildhibaanada xusuusiyay in looga baahan yahay in ay ilaaliyaan danta guud ee dalka, sidaas darteedna laga doonayo qof walba in uu xilkiisa u guto si daacadnimo leh.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayuu ugu baaqay in ay ka sugayaa in uu qaato mas\u2019uuliyada ka saaran joojinta khilaafkan jira, isaga oo maraya ayu u yiri dariiqa sharciga ah ama tan odeytinimo si arrimahan socda loo joojiyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirka jaraa\u2019id ee guddoomiyaha ayaa imanaya kaddib markii maalintii shalay uu shir guddoomiyay kulankii guddiyada joogtada ee Baarlamaanka oo lagu go\u2019aansaday in la sii dardar-galiyo howlaha hor yaala Golaha Shacabka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45185\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45186\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45185\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45187\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45188\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo xalay waqti danbe shir jaraa\u2019id ku qabtay xarunta Villa Hargeysa ayaa sheegay in ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda SoomaaliyaXassan Cali Kheyre yahay shaqsi shaqo yaqaan ah laakiin waayadii ugu danbeeyay bilaabey in uu talo ka qaato kuwii bur buriyay baarlamaankii Sideedaad. \u2018\u2019Ra\u2019iisal wasaare Kheyre waa shaqsi shaqo yaqaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45210,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45209","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45209","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45209"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45209\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45212,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45209\/revisions\/45212"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45210"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45209"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45209"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45209"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}