{"id":45172,"date":"2018-03-28T22:54:45","date_gmt":"2018-03-28T19:54:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45172"},"modified":"2018-03-28T22:58:20","modified_gmt":"2018-03-28T19:58:20","slug":"maamul-goboleedka-galmudug-oo-baarlamaanka-labadii-dhinac-si-wadajir-ah-kulan-ugu-yeesheen-xarunta-dhmareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/03\/maamul-goboleedka-galmudug-oo-baarlamaanka-labadii-dhinac-si-wadajir-ah-kulan-ugu-yeesheen-xarunta-dhmareeb\/","title":{"rendered":"Maamul Goboleedka Galmudug oo Baarlamaanka Labadii Dhinac Si Wadajir ah Kulan ugu Yeesheen Xarunta Dh\/mareeb."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/barlamanka-galmudug.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45173\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/barlamanka-galmudug.jpg\" alt=\"\" width=\"867\" height=\"650\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/barlamanka-galmudug.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/barlamanka-galmudug-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 867px) 100vw, 867px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa maanta kulanoodii ugu horeeyay ku yaalanaya magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta u ah Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Baarlamaanada Galmudug iyo Ahlusuna ayaa 26-kii bishan lagu mideeyay magaalada Dhuusa-mareeb, kaddib munaasabad halkaasi ka dhacday oo uu ka qeyb galay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf).<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka waxaa shir guddoomin doona Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug Cali Gacal Casir, waxaana xalay xildhibaanada lagu wargeliyay in uu jiro kulan maanta oo Arbaco ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Baarlamaankan oo noqonaya kii ugu tirada badnaa marka loo eego baarlamaannada kale ee dowlad gobolleedyada dalka ka dhisan ayaa tiradiisa lagu sheegay 178 xildhibaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ajandayaasha maanta la filayo in kulanka looga hadlo ayaa waxaa ka mid ah\u00a0ka doodista wax ka badalka Xeer hoosaadka Baarlamaanka, isbarashada Xildhibaanada labada dhinac iyo dib u eegista Dastuurka Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa xilligan wixii ka dambeeya waxa ay ku shaqeyn doonaan Magaalada Cadaado ee xarunta Gobolka Galgaduud, maadaama heshiiska uu ahaa in kulamada Baarlamaanka lagu qabto Cadaado.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44918\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa maanta kulanoodii ugu horeeyay ku yaalanaya magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta u ah Galmudug. Baarlamaanada Galmudug iyo Ahlusuna ayaa 26-kii bishan lagu mideeyay magaalada Dhuusa-mareeb, kaddib munaasabad halkaasi ka dhacday oo uu ka qeyb galay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf). Kulanka waxaa shir guddoomin doona Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug Cali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45173,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45172","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45172","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45172"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45172\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45175,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45172\/revisions\/45175"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45173"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45172"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45172"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45172"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}