{"id":45144,"date":"2018-03-26T22:41:22","date_gmt":"2018-03-26T19:41:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45144"},"modified":"2018-03-26T22:41:22","modified_gmt":"2018-03-26T19:41:22","slug":"gudoomiye-kuxigeenka-1aad-ee-barlamaanka-federalka-soomaaliya-oo-lagu-eedeeyey-in-uusan-dhex-dhexaad-ka-aheyn-mooshinka-gudoomiyaha-bfs-ka-yaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/03\/gudoomiye-kuxigeenka-1aad-ee-barlamaanka-federalka-soomaaliya-oo-lagu-eedeeyey-in-uusan-dhex-dhexaad-ka-aheyn-mooshinka-gudoomiyaha-bfs-ka-yaal\/","title":{"rendered":"Gudoomiye Kuxigeenka 1&#8217;aad ee Barlamaanka Federalka Soomaaliya oo Lagu Eedeeyey in uusan Dhex dhexaad ka aheyn Mooshinka Gudoomiyaha BFS ka Yaal."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/xildhibano-eedeyn-gudkuxigen1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft  wp-image-45145\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/xildhibano-eedeyn-gudkuxigen1.jpg\" alt=\"\" width=\"823\" height=\"616\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/xildhibano-eedeyn-gudkuxigen1.jpg 561w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/xildhibano-eedeyn-gudkuxigen1-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 823px) 100vw, 823px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">Guddi Xildhibaanno ah oo ku shiray xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdishooo la baxay guddiga Badbaadda baarlamaanka ayaa ku eedeeyay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Ibraahim Muudeey in uu la saftay Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Guddoomiye Jawaari.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaannada oo tiradooda lagu sheegay 100 xildhibaan ayaa waxaa shir guddoominayay Xildhibaan Maxamed Cumar Carte Qaalib, waxaana ay kulankooda ka soo saareen baaq.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa ay ku baaqeen in la helo Guddoon dhex dhexaad ah, isla markaana Guddoomiye C\/wali Muudey aanu dhex dhexaad aheyn, isla markaana aanu keligiis go\u2019aamin karin Kulanka Golaha Shacabka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaannada ayaa soo jeediyay in si degdeg loo qabto shirka guddiga joogtada, islamarkaana Guddiga xalinta khilaafaadka Aqalka sare ay goobjoog ka noqdeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale waxaa ay soo dhaweeyeen baaqii ka soo baxay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ee la xiriira arrinta xal u helida Mooshinka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa ay ugu baaqeen ugu danbeyntii Xukuumadda in ay faraha kala baxdo arrimaha baarlamaanka, isla markaana amniga wax ka qabato iyo xaalada ka taagan degmada Beledxaawo.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44918\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddi Xildhibaanno ah oo ku shiray xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdishooo la baxay guddiga Badbaadda baarlamaanka ayaa ku eedeeyay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Ibraahim Muudeey in uu la saftay Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Guddoomiye Jawaari. Xildhibaannada oo tiradooda lagu sheegay 100 xildhibaan ayaa waxaa shir guddoominayay Xildhibaan Maxamed Cumar Carte Qaalib, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45145,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45144","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45144","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45144"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45144\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45146,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45144\/revisions\/45146"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45145"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45144"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45144"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45144"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}