{"id":45137,"date":"2018-03-26T20:39:34","date_gmt":"2018-03-26T17:39:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45137"},"modified":"2018-03-26T21:26:32","modified_gmt":"2018-03-26T18:26:32","slug":"dad-dalka-masar-oo-maanta-u-dareeray-goobaha-cod-bixinta-kadib-inqilaabkii-uu-xukunka-kula-wareegey-madaxweynaha-xilligan-cfataax-al-sii-si","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/03\/dad-dalka-masar-oo-maanta-u-dareeray-goobaha-cod-bixinta-kadib-inqilaabkii-uu-xukunka-kula-wareegey-madaxweynaha-xilligan-cfataax-al-sii-si\/","title":{"rendered":"Dad Dalka Masar oo Maanta u Dareeray Goobaha Cod Bixinta kadib Inqilaabkii uu Xukunka kula Wareegey Madaxweynaha Xilligan C\/fataax Al- Sii Si."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/masar-alsii-sii.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45138\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/masar-alsii-sii.jpg\" alt=\"\" width=\"820\" height=\"484\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/masar-alsii-sii.jpg 586w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/masar-alsii-sii-300x177.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 820px) 100vw, 820px\" \/><\/a><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Shacabka dalka Masar ayaa maanta u dareeray goobaha cod bixinta si ay usoo doortaan madaxweynaha hogaamin doona dalkaasi.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Musharixiinta u tartameeysa xilka madaxtinimo ee dalkaasi waxaa kamid ah Madaxweynaha talada dalkaasi haya Cabdul Fataax Al-Siisi.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Doorashada intii aysan bilaaban ayaa waxaa tanaasulay laba musharax, waxaana isugu soo haray Madaxweynaha talada dalkaasi haya Cabdul Fataax Al-siis iyo Musharax kale ee lagu magacaabo Muusa Mustafa Muusa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Doorashada maanta bilaabatay oo la filayo in ay socoto mudo sedex maalmood ah ayaa la hadal hayaa in uu ku guuleysan doono Madaxweynaha talada dalkaasi haya C\/fataxaa Al-siisi oo ninka soo haray ee la taramaya uu kamid yahay taageereyaashiisa islamarkaana ah shaqsi aan aad uga dhex muuqan siyaasadda dalkaasi.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Siisi ayaa la filayaa in kuu guuleysto codadka ay dhiiban doonaan 60-ka Million ee codkooda dhiiban doonta, maadaama dhammaan musharixiintii la loolamayay ay isaga hareen tartanka, halka mid kamid ah musharixiintaasi oo loolan adag kula jirayna la xiray.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Markii ugu horeeysay ee la doortay Siisi sanaddii 2014, waxa uu helay 97% codadkii la dhiibtay, sikastaba wax ka yar kala bar dadkii la filayay in ay codkooda dhiibtaan ayaa codeeyay ayadoo xitaa lagu kordhiyay maalin, waqtiga cod dhiibashada oo ahaa laba maalmood.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44918\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Shacabka dalka Masar ayaa maanta u dareeray goobaha cod bixinta si ay usoo doortaan madaxweynaha hogaamin doona dalkaasi. Musharixiinta u tartameeysa xilka madaxtinimo ee dalkaasi waxaa kamid ah Madaxweynaha talada dalkaasi haya Cabdul Fataax Al-Siisi. Doorashada intii aysan bilaaban ayaa waxaa tanaasulay laba musharax, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45138,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45137","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45137","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45137"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45137\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45139,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45137\/revisions\/45139"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45138"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45137"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45137"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45137"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}