{"id":45134,"date":"2018-03-26T19:58:27","date_gmt":"2018-03-26T16:58:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45134"},"modified":"2018-03-26T20:00:42","modified_gmt":"2018-03-26T17:00:42","slug":"bandhig-dhaqameed-ay-qabteen-ardey-soomaaliyeed-oo-ka-dhacey-magaalada-ankara-ee-dalka-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/03\/bandhig-dhaqameed-ay-qabteen-ardey-soomaaliyeed-oo-ka-dhacey-magaalada-ankara-ee-dalka-turkiga\/","title":{"rendered":"Bandhig Dhaqameed ay Qabteen Ardey Soomaaliyeed oo ka Dhacey Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/bandhig-ankara.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45135\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/bandhig-ankara.jpg\" alt=\"\" width=\"950\" height=\"634\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/bandhig-ankara.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/bandhig-ankara-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 950px) 100vw, 950px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Bandhig dhaqameed ay soo qabanqaabiyeen ururka ardeyda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga ayaa lagu qabtay magaalada Ankara, ayadoo ardeydu ay soo bandhigeen qaar kamid ah waxyaalaha ay hidaha iyo dhaqanka u leedahay Soomaalida.<\/p>\n<p>Ardeyda oo kaashaneeysa xafiiska deeqaha waxbarashada ee dalka Turkiga iyo Safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi ayaa sanadkiiba mar qabta bandhig dhaqameed ay ku muujinayaan dhaqanka iyo hidaha dalka.<\/p>\n<p>Ardeyda ayaa soo bandhigay qaar kamid ah ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka Soomaalida, agabyo kala duwan oo dhinaca dhaqanka ah, iyo sidoo kale barnaamijyo ka turjumayay xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha ururka Ardeyda Soomaaliyeed ee magaalad Ankara Bishaar Cabdi Max\u2019ed ayaa kamid ahaa masuuliyiintii ka hadlay munaasbadda, isagoo ka sheekeeyey agab dhaqameedka ay kusoo bandhigeen munaasabadda iyo dhaqanka bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Masuuliyiintii ka qeybgalay bandhigga waxaa kamid ahaa u qaabilsanaha Tacliinta iyo dhaqanka safaaradda Soomaaliya ee dlakaasi Cabdul Casiis Sheekh C\/raxmaan.<\/p>\n<p>Dalka Turkiga waxaa ku sugan ardey Soomaaliyeed oo aad u badan, kuwaa oo deeqo waxbarasho ka helay dalkaasi, waxana dowladda Turkiga ay kamid tahay dalalka Soomaaliya ka caawiya dhinaca waxbarashada.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44918\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Bandhig dhaqameed ay soo qabanqaabiyeen ururka ardeyda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga ayaa lagu qabtay magaalada Ankara, ayadoo ardeydu ay soo bandhigeen qaar kamid ah waxyaalaha ay hidaha iyo dhaqanka u leedahay Soomaalida. Ardeyda oo kaashaneeysa xafiiska deeqaha waxbarashada ee dalka Turkiga iyo Safaaradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45135,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45134","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45134","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45134"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45134\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45136,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45134\/revisions\/45136"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45135"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45134"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45134"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45134"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}