{"id":45130,"date":"2018-03-26T19:34:21","date_gmt":"2018-03-26T16:34:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45130"},"modified":"2018-03-26T19:42:43","modified_gmt":"2018-03-26T16:42:43","slug":"muranka-ka-taagan-derbiga-xadka-beledxaawo-oo-soomaaliya-iyo-kenya-la-filayo-in-ay-wada-hadalo-ka-yeeshaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/03\/muranka-ka-taagan-derbiga-xadka-beledxaawo-oo-soomaaliya-iyo-kenya-la-filayo-in-ay-wada-hadalo-ka-yeeshaan\/","title":{"rendered":"Muranka Ka Taagan Derbiga Xadka Beledxaawo oo Soomaaliya iyo Kenya La Filayo in ay Wada hadalo ka Yeeshaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-iyo-kenya-wadahadal-derbi.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45131\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-iyo-kenya-wadahadal-derbi.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-iyo-kenya-wadahadal-derbi.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-iyo-kenya-wadahadal-derbi-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa ka wada hadlaya xiisada ka taagan magaalada Beledxaawo ee la xiriirta xudduuda labada dal, si loo dhameeyo khilaafka ka taagan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddiga difaaca Baarlamaanka ayaa sheegay kulan ay la qaateen ra\u2019iisul wasaare Khayre looga dooday xaalada ka jirta degmada Baled-Xaawo iyo xad gudubka lagu eedeynayo Kenya. sameysay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaanka ayaa sheegay in sheegay in wasiirrada \u00a0arrimaha Dibbad iyo Gudaha in dhigooda Kenya ay kala hadlaan arrintan, islamarkaana sida ugu dhaqsiyaha badan howshaa loo guda-gali doono.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaan Sadiiq Warfaa oo ka tirsan guddiga difaaca ee loo xil saaray arrintan ayaa sheegay in ay ka shaqeyn doonaan sidii warbixin xaqiiqo ah looga soo gudbin lahaa xiisada ka taagan Beledxaawo.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWasiirka Arrimaha Gudaha iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ayuu ra\u2019iisul wasaaraha ku amray in dhigooda ay kala hadlan xiisada ka taagan Beledxaawo, runtii Xukuumadda arrintan xil weyn ayay iska saareysaa, waana muhiim arrintan in wax badan laga qabto\u201d ayuu yiri xildhibaan Warfaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaannada Aqalka Sare oo maalin kahor kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa codsaday in si deg deg ah loogu yeero Wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya, sida Wasiirada Arrimaha Gudaha, Amniga, Difaaca iyo Arrimaha Dibadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44918\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa ka wada hadlaya xiisada ka taagan magaalada Beledxaawo ee la xiriirta xudduuda labada dal, si loo dhameeyo khilaafka ka taagan. Guddiga difaaca Baarlamaanka ayaa sheegay kulan ay la qaateen ra\u2019iisul wasaare Khayre looga dooday xaalada ka jirta degmada Baled-Xaawo iyo xad gudubka lagu eedeynayo Kenya. sameysay. Xildhibaanka ayaa sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45131,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45130","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45130","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45130"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45130\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45133,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45130\/revisions\/45133"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45131"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45130"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45130"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45130"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}