{"id":45126,"date":"2018-03-26T19:10:00","date_gmt":"2018-03-26T16:10:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45126"},"modified":"2018-03-26T19:11:44","modified_gmt":"2018-03-26T16:11:44","slug":"khilaafkii-barlamaanka-oo-salka-dhigtey-muran-u-dhaxeeya-kuxigeenadii-gudoonka-barlamaanka-fs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/03\/khilaafkii-barlamaanka-oo-salka-dhigtey-muran-u-dhaxeeya-kuxigeenadii-gudoonka-barlamaanka-fs\/","title":{"rendered":"Khilaafkii Barlamaanka oo Salka Dhigtey Muran u Dhaxeeya Kuxigeenadii Gudoonka Barlamaanka FS."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/gud-barlam-khilaf.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45127\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/gud-barlam-khilaf.jpg\" alt=\"\" width=\"985\" height=\"605\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/gud-barlam-khilaf.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/gud-barlam-khilaf-300x184.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 985px) 100vw, 985px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdala Cawad ayaa warqad ka soo baxday xafiiskiisa wuxuu ugu jawaabay qoraal ka soo baxay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Ibraahim Muudey.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ku-xigeenka koowaad ee golaha Shacabka Cabdiwali Muudeey ayaa shaaciyay in 31-da bishan maalinta Sabtida ah uu qabsoomi doono kulanka looga doodi doono Mooshinka ka yaalla Guddoomiye (Jawaari).<\/p>\n<p align=\"justify\">Mahad Cabdalla Cawad ayaa warqada ka soo baxday Xafiiska Guddoomiye Muudey ku tilmaamay mid aan ka soo bixin xafiiska gudddoonka Golaha Shacabka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale wuxuu sheegay Guddoomiye Cawad in guddoomiye ku xigeenka koowaad uusan go\u2019aamin karin xilliga uu furmayo kulanka codka kalsoonida loo qaadayo Guddoomiye Jawaari, isaga oo sidoo kale tilmaamay in Jawaari uu yahay guddoomiyaha Golaha Shacabka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mahad Cabdalla Cawad oo la hadlay Idaacadda VOA ayaa sheegay in Dastuurka iyo Xeer hoosaadka Golaha Shacabka aysan waafaqsaneyn warqada ka soo baxday xafiiska Guddoomiye ku xigeenka koowaad.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sharci daro ku tilmaamay warqada ka soo baxday xafiiska Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Khilaafka ka dhexjira Golaha shacabka BFS ayaa marba marka ka dambeysa sii xoogeysanaya, waxaana socda dadaalo la doonayo in lagu dhameeyo arrintan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44918\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdala Cawad ayaa warqad ka soo baxday xafiiskiisa wuxuu ugu jawaabay qoraal ka soo baxay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Ibraahim Muudey. Ku-xigeenka koowaad ee golaha Shacabka Cabdiwali Muudeey ayaa shaaciyay in 31-da bishan maalinta Sabtida ah uu qabsoomi doono kulanka looga doodi doono [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45127,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45126","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45126","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45126"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45126\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45129,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45126\/revisions\/45129"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45127"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45126"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45126"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45126"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}