{"id":45102,"date":"2018-03-25T23:47:31","date_gmt":"2018-03-25T20:47:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45102"},"modified":"2018-03-25T23:49:05","modified_gmt":"2018-03-25T20:49:05","slug":"xiisadda-ka-taagan-xuduudda-u-dhaxeysa-soomaaliya-iyo-kenya-oo-uu-ka-hadley-madaxweynaha-jubaland-axmed-madoobe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/03\/xiisadda-ka-taagan-xuduudda-u-dhaxeysa-soomaaliya-iyo-kenya-oo-uu-ka-hadley-madaxweynaha-jubaland-axmed-madoobe\/","title":{"rendered":"Xiisadda ka Taagan Xuduudda U Dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya oo uu ka Hadley Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/axmed-madoobe3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45103\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/axmed-madoobe3.jpg\" alt=\"\" width=\"1111\" height=\"625\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/axmed-madoobe3.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/axmed-madoobe3-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1111px) 100vw, 1111px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ka hadlay xiisada ka taagan degmada Beled-Xaawo iyo darbiga dowladda Kenya ay ka dhiseyso xudduuda ayaa sheegay in arintaa go\u2019aan siyaasadeed laga qaadanayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Marka hore xudduuda wax la qaldi karo ma\u2019aha, Soomaaliya iyo Kenya-na waxaa ay wadagaan xad dheer oo laga soo bilaabo degmada Beled-Xaawo ilaa Raas-Kabooni, arintanna muddo dheer ayeey soo soctay, dowladda uu madaxweynaha ka ahaa Xassan Sheekh ayaa mar arintan guddi u saartay, mar kale waxaa halkaa tagay wafdi uu hogaaminayay Wasiirkii arrimaha gudaha dowladda hadda jirta, waxa kaliya oo dhiman waa in labada madaxweyne Soomaaliya iyo Kenya is arkaan oo go\u2019aan siyaasadeed arintaa laga gaaro\u2019\u2019 ayuu yiri madaxweynaha maamulka Jubbaland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Axmed Madoobe ayaa sheegay in marnaba uusan jirin xad gudub dhulleed, laakiin laga yaabo in siyaabo kale leysku qabto, isaga oo intaa ku daray in jiri karaan dad Soomaaliyeed oo deegaanno ka sameystay gudaha dalka Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Wadan walba xudduudiisii waa caddahay, laakiin waxaa jiri karta dhibaato ka taagan isku guur-guurista labada shacab, waxaa dhici karta in ay jiraan dad Soomaaliyeed gudaha Kenya deegaan ka sameystay, waa arin u baahan in si qoto dheer looga wada hadlo\u2019\u2019 ayuu yiri madaxweyne Axmed Madoobe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Axmed Madoobe ayaa sheegay ugu danbeyntii labada madaxweyne u balansan yihiin in ay ka wada hadlaan xiisadan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44918\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ka hadlay xiisada ka taagan degmada Beled-Xaawo iyo darbiga dowladda Kenya ay ka dhiseyso xudduuda ayaa sheegay in arintaa go\u2019aan siyaasadeed laga qaadanayo. \u2018\u2019Marka hore xudduuda wax la qaldi karo ma\u2019aha, Soomaaliya iyo Kenya-na waxaa ay wadagaan xad dheer oo laga soo bilaabo degmada Beled-Xaawo ilaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45103,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45102","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45102","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45102"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45102\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45105,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45102\/revisions\/45105"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45103"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45102"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45102"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45102"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}