{"id":44977,"date":"2018-03-19T01:45:42","date_gmt":"2018-03-18T22:45:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44977"},"modified":"2018-03-19T01:46:33","modified_gmt":"2018-03-18T22:46:33","slug":"gudoomiyaha-barlamaanka-federalka-maxamed-sh-cismaan-jawaari-oo-codsadey-in-10-cisho-gudahood-doorasho-la-qabto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/03\/gudoomiyaha-barlamaanka-federalka-maxamed-sh-cismaan-jawaari-oo-codsadey-in-10-cisho-gudahood-doorasho-la-qabto\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Barlamaanka Federalka Maxamed Sh. Cismaan Jawaari oo Codsadey in 10 Cisho Gudahood Doorasho la Qabto."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/jawari1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44978\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/jawari1.jpg\" alt=\"\" width=\"938\" height=\"527\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/jawari1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/jawari1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 938px) 100vw, 938px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo shir jaraa&#8217;id ku qabtay magaaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu aqbaley mooshinka laga keenay, isaga oo dalbaday in muddo 10 cisho ah lagu codeeyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in uu meesha ka baxay khilaafkii ka dhashay mooshinka sida uu hadalka u dhigay mar haddii uu aqbalay dhinaciisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMooshinka waan aqbalay sidaa daraadeed waxaa loona baahan yahay tallaabadii habooneyd si waafaqsan heer hoosaadka, kaas oo sheegaya in 10 beri gudhaood lagu hor-geeyo golaha shacabka oo ay u codeeyaan\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu meesha ka saaray islamarkaana uu beeniyay warar saacadhii ugu danbeeyay lagu baahiyay Baraha bulshada oo ahaa in uu is casilayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cCod ayaa ku imid oo aan xilka Guddoonka Baarlamaanka ku hayaa, haddii aan baxayana cod ayaa ku baxayaa\u201dayuu yiri Jawaari.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu mar kale ku celiyay in ciidamo ay heystaan xarunta Golaha shacabka, waxaana uu ku baaqay in laga baxo qaabkii maleeshiyaadka iyo jabhadeynta<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha ayaa shirkiisa jaraa&#8217;id waxaa uu meesha ka saarayaa waan waan socotay oo la doonayay in lagu xaliyo xiisada siyaasadeed, waxaana muuqata in hadda iyo wixii ka dambeeya lagu kala bixi doono cod.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44918\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo shir jaraa&#8217;id ku qabtay magaaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu aqbaley mooshinka laga keenay, isaga oo dalbaday in muddo 10 cisho ah lagu codeeyo. Waxaa uu sheegay in uu meesha ka baxay khilaafkii ka dhashay mooshinka sida uu hadalka u dhigay mar haddii uu aqbalay dhinaciisa. \u201cMooshinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44978,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44977","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44977","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44977"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44977\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44980,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44977\/revisions\/44980"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44978"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44977"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44977"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44977"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}