{"id":44946,"date":"2018-03-18T19:29:05","date_gmt":"2018-03-18T16:29:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44946"},"modified":"2018-03-18T19:30:04","modified_gmt":"2018-03-18T16:30:04","slug":"safar-uu-ku-tagi-lahaa-mweyne-farmaajo-dalka-qatar-oo-dib-u-dhac-ku-yimid-kadib-khilaafka-kasoo-ifbaxey-xukuumada-iyo-barlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/03\/safar-uu-ku-tagi-lahaa-mweyne-farmaajo-dalka-qatar-oo-dib-u-dhac-ku-yimid-kadib-khilaafka-kasoo-ifbaxey-xukuumada-iyo-barlamaanka\/","title":{"rendered":"Safar uu Ku Tagi Lahaa M\/weyne Farmaajo Dalka Qatar oo Dib u Dhac ku Yimid kadib Khilaafka kasoo ifbaxey Xukuumada iyo Barlamaanka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/farmajo-safar-qatar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/farmajo-safar-qatar.jpg\" alt=\"\" width=\"971\" height=\"647\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/farmajo-safar-qatar.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/farmajo-safar-qatar-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 971px) 100vw, 971px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dib u dhigay safar uu maanta ugu anbabixi lahaa dalka Qatar sida ay inoo sheegeen xubno siweyn ugu dhaw dhaw xafiiska madaxweynaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saacadihii ugu danbeeyay xarunta madaxtooyada waxaa ka soconayay qaban-qaabada safarka madaxweynaha, hasse ahaatee markii danbe ayuu goostay in uu dib u dhigo socdaalkiisa, sababo la xiriira khilaafka xooggan ee ka dhax aloosan Golaha Shacabka iyo Xukuumadda .<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynuhu ilaa iyo hadda kama uusan hadal mowqifkiisa khilaafka labada dhinac, balse waxaa jira cadaadis lagu saarayo in uu soo fara-galiyo arintan oo u muuqda mid siyaasadeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaannada ka soo horjeeda Mooshinka laga keenay guddoomiye Jawaari ayaa ku dhaliilaya madaxweynaha in uu sheeda kore uun ka daawanayo waxa dhacaya, taa badalkeedana looga baahan yahay in uu qaato doorkiisii mas\u2019uuliyadeed ee looga baahnaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo ayaa tan iyo markii uu soo shaac baxay khilaafka Hey\u2019addaha Sharci dejinta iyo Fulinta hoy iyo xafiis u aheyd Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga, halkaasoo howl maalmeedkiisa shaqo u wareejiyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Khilaafkan ayaa xitaa saameyn adag ku yeeshay howlihii dowladda, iyadoo aad moodo in mashquul lagu wada yahay kulamo iyo shirar iska soo horjeeda oo ay qeyb ka yihiin xubnaha ku jira labada golle ee dowladda.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44918\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dib u dhigay safar uu maanta ugu anbabixi lahaa dalka Qatar sida ay inoo sheegeen xubno siweyn ugu dhaw dhaw xafiiska madaxweynaha. Saacadihii ugu danbeeyay xarunta madaxtooyada waxaa ka soconayay qaban-qaabada safarka madaxweynaha, hasse ahaatee markii danbe ayuu goostay in uu dib u dhigo socdaalkiisa, sababo la xiriira [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44947,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44946","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44946","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44946"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44946\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44949,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44946\/revisions\/44949"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44947"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44946"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44946"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44946"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}