{"id":44941,"date":"2018-03-16T22:05:09","date_gmt":"2018-03-16T19:05:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44941"},"modified":"2018-03-16T22:41:25","modified_gmt":"2018-03-16T19:41:25","slug":"dooddii-xildhibaanada-barlamaanka-kala-qeybisey-ee-mooshinkii-jawaari-oo-cirka-isku-sii-shareertey-eedeymo-soo-baxaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/03\/dooddii-xildhibaanada-barlamaanka-kala-qeybisey-ee-mooshinkii-jawaari-oo-cirka-isku-sii-shareertey-eedeymo-soo-baxaya\/","title":{"rendered":"Dooddii Xildhibaanada Barlamaanka Kala Qeybisey ee Mooshinkii Jawaari oo Cirka isku sii Shareertey eedeymo soo Baxaya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/vila-Hargeysa.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44942\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/vila-Hargeysa.jpg\" alt=\"\" width=\"883\" height=\"662\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/vila-Hargeysa.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/vila-Hargeysa-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 883px) 100vw, 883px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xarunta Villa Hargeysa ayaa maanta kulan ku yeeshey xildhibaanno ka tirsan Golaha shacabka iyo guddiga joogtada baarlamaanka oo su\u2019aalo laga weydiinayay sida ay ku buriyeen mooshinkii laga keenay guddoomiye Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa hadalo ka jeediyay xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka oo mid walba oo ka mid ah cabiray aragtidiisa Mooshinka, hasse ahaatee mar marka qaar kulanka ayaa isku badalayay sawaxan iyo qeylo iyo xildhibaannada qaarkood faraha isku taag-taagaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaannada ayaa wali u muuqda kuwa siweyn ugu kala aragti duwan mooshinka oo ah mid xitaa ay ku kala qeybsameen guddoonka sare ee Golaha Shacabka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddiga joogtada ah ee baarlamaanka ayaa sheegay in guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka Cabdiwali Sheekh Muudeey oo ay wax ka weydiiyeen in uu faah faahin dheeraad ah ka bixiyeen uu sheegay in kaliya in 91 xildhibaan uu hayo oo ku saxiixan mooshinkan 16 ka kalana ay ka laabteen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxa ay sheegeen in arrintaasi darteed ay u buriyeen Mooshinka, maadaama uusan sharci aheyn, balse waxaa ay tilmaameen in ay qalad aheyd in guddoomiye Muudey uu warbaahinta la hadlo, isaga oo sharci ku tilmaamaya mooshinka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sabtida maalinta Beri ah ayaa loo balansan yahay in xildhibaannadu shirkoodii caadiga ahaa ku yeesheen xarunta golaha shacabka, lamana oga sida uu xaalku noqon doono.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaana Soo Ifbaxaya Eedeymo uu Gudoomiye Jawaari u Jeediyey Xukuumadda uu Hugaamiyo R\/W Xasan Cali Khayre,isagoo Waliba Jawaari uu Warbaahinta u Sheegey in Xukuumaddu La Wareegtey Xaruntii Barlamaanka Federalka Soomaaliya,isla Markaasna Ciidamadii Barlamaanka illaalada u ahaa Laga Qaadey lana Keenay kuwo Cusub oo Ka Amar Qaata Laanta Fullinta Ama Xukuumadda Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44918\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarunta Villa Hargeysa ayaa maanta kulan ku yeeshey xildhibaanno ka tirsan Golaha shacabka iyo guddiga joogtada baarlamaanka oo su\u2019aalo laga weydiinayay sida ay ku buriyeen mooshinkii laga keenay guddoomiye Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa hadalo ka jeediyay xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka oo mid walba oo ka mid ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44942,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44941","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44941","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44941"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44941\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44944,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44941\/revisions\/44944"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44942"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44941"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44941"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44941"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}