{"id":44928,"date":"2018-03-16T20:09:31","date_gmt":"2018-03-16T17:09:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44928"},"modified":"2018-03-16T20:10:29","modified_gmt":"2018-03-16T17:10:29","slug":"cabasho-ka-dhan-ah-dalka-imaaraadka-oo-dawladda-qatar-u-gudbisey-qaramada-midoobey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/03\/cabasho-ka-dhan-ah-dalka-imaaraadka-oo-dawladda-qatar-u-gudbisey-qaramada-midoobey\/","title":{"rendered":"Cabasho Ka Dhan ah Dalka Imaaraadka oo Dawladda Qatar u Gudbisey Qaramada Midoobey."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/qatar1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44929\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/qatar1.png\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/qatar1.png 960w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/qatar1-300x169.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/qatar1-768x432.png 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>Dowladda Qatar ayaa khamiistii warqad cabasho ah u gudbisay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, taa oo ay uga cabanayeen in dalka isu tagga imaaraadka Carabta uu ku xad gudbay hawadooda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wakiilka joogtada ah ee Qaramada Midoobay u fadhiya dalka Qatar Caaliya Axmed Bin Sayf Al-taani ayaa sheegay in diyaarad military oo siday xamuul ay 04-ta Bishan Maarso ay kusoo xad gudubtay hawadooda, sida lagu baahiyay wakaaladda wararka dalkaasi.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Warqaddan oo si toos ah ugu socotay xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Gutters ayaa lagu qeexay in Imaaraadka ku xadgudbay shuruucda caalamiga ah, waxaana ay ka digeen in isku dayada noocan oo kale ah ay abuuri karaan xaalado xasilooni darro oo ka dhaca gobolka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Golaha ammaanka ayay ka codsadeen in ay qaadaan tallaabo kasta oo looga hortagi karo wixii carqalad ku keenaya nabadda iyo xasiloonida caalamka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Qatar ayaa hore afar mar cabasho ku aadan in\u00a0 dalka isu tagga Imaaraadka Carabtu ku xadgudbay hawadooda u gudbisay Qaramada Midoobay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sanaddii aynu kasoo gudubnay ayay ahayd markii dowladaha isu tagga Imaaraadka Carabta, Baxreyn, Masar iyo Sucuudiga ay xiriirkii Diplumaasiyadeed iyo ganacsiba u jareen Qatar, ayagoo ku eedeeyay xukuumadda Dooxa in ay taageerto Argagixisada.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Balse Qatar ayaa dafirtay eedeeymahaasi, ayadoo ku tilmaamtay cunaqabateynta la dul dhigay mid xad gudub ku ah madax banaanideeda.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44918\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Qatar ayaa khamiistii warqad cabasho ah u gudbisay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, taa oo ay uga cabanayeen in dalka isu tagga imaaraadka Carabta uu ku xad gudbay hawadooda. Wakiilka joogtada ah ee Qaramada Midoobay u fadhiya dalka Qatar Caaliya Axmed Bin Sayf Al-taani ayaa sheegay in diyaarad military oo siday xamuul ay 04-ta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44929,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44928","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44928","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44928"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44928\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44930,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44928\/revisions\/44930"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44929"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44928"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44928"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44928"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}