{"id":44922,"date":"2018-03-16T19:21:07","date_gmt":"2018-03-16T16:21:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44922"},"modified":"2018-03-16T19:26:43","modified_gmt":"2018-03-16T16:26:43","slug":"somaliland-oo-sheegtey-in-dalka-imaaraadku-ciidamo-u-tababari-doono-goaankaasna-labada-dal-wada-gaareen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/03\/somaliland-oo-sheegtey-in-dalka-imaaraadku-ciidamo-u-tababari-doono-goaankaasna-labada-dal-wada-gaareen\/","title":{"rendered":"Somaliland oo Sheegtey in Dalka Imaaraadku Ciidamo u Tababari Doono Go&#8217;aankaasna Labada Dal Wada gaareen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/biixi1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44923\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/biixi1.jpg\" alt=\"\" width=\"897\" height=\"556\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/biixi1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/biixi1-300x186.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 897px) 100vw, 897px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Sida lagu daabacay Wakaalada Wararka\u00a0Reuters dowladda Imaaraadka Carabta ayaa lagu wadaa in ay tababar siiso ciidamada Somaliland, arintan oo qeyb ka ah sida uu sheegay madaxweyne Muuse Biixi heshiiska lagu dhisayo Saldhigga Milateri ee Imaaraadka Carabta ka sameynayo Berbera.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Muuse Biixi ayaa isaga oo ku sugan magalada Abu Dhabi u sheegay Reuters in Imaaraadka Carabta ay tababari doonaan ciidamada Booliska iyo Militariga Somaliland, isagoo rajo ka muujiyay in heshiiskan lagu soo gabagabeyn doono labo bilood<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin dhinaca Imaaraadka kama aysan hadal sheegashada Muuse Biixi, hase ahaatee waxaa ay Imaaraadka Carabta ku adkeysanayaan in ay Boqolaal Milyan oo Dollar ku maalgelinayaan sanadaha soo aaddan si ay isugu fidiso khad xeebeedka istiraatiijiga ah ee Gacanka Cadmeed<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Sacad Cali Shire oo goobta wareysiga lagu qaadayay oo ahayd Abu Dhabi jooggay ayaa diiday inuu sheego tirada ciidamada Imaaraatka ee saldhigan doona saldhiggaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Muuse Biixi ayaa rajo ka muujiyay in maalgashiga Imaaraadka oo uu ku jiro dhismaha garoon rayid ah oo cusub, dhismaha waddo isku xirta Berbera iyo Ethiopia ay soo kordhin doonto fursado shaqo, isagoo xusay in shaqa la\u2019aan daran ay ka jirto deeggaannada uu ka arrimiyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Imaaraadka Carabta ayaa sanadihii ugu dambeeyay xoojiyay saameyntooda siyaasadda arrimaha dibadda, iyagoo fara-gelin ku sameeyay Yemen, halkaas oo ciidankooda ay ka barbar dagaalamayaan ciidamada dowladda Yemen ee dagaalka kula jira Xuutiyiinta, sidoo kale waxaa ciidamo caalami ka joogaan dalalka Kosovo iyo Afghanistan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44915\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44918\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida lagu daabacay Wakaalada Wararka\u00a0Reuters dowladda Imaaraadka Carabta ayaa lagu wadaa in ay tababar siiso ciidamada Somaliland, arintan oo qeyb ka ah sida uu sheegay madaxweyne Muuse Biixi heshiiska lagu dhisayo Saldhigga Milateri ee Imaaraadka Carabta ka sameynayo Berbera. Madaxweyne Muuse Biixi ayaa isaga oo ku sugan magalada Abu Dhabi u sheegay Reuters in Imaaraadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44923,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44922","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44922","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44922"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44922\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44927,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44922\/revisions\/44927"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44923"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44922"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44922"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44922"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}