{"id":44885,"date":"2018-03-15T23:50:41","date_gmt":"2018-03-15T20:50:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44885"},"modified":"2018-03-15T23:59:31","modified_gmt":"2018-03-15T20:59:31","slug":"qaar-kamid-ah-xildhibaanada-barlamaanka-oo-ka-horyimid-goaankii-guddiyada-fulinta-ay-ku-sheegeen-in-uu-burey-moshinkii-ka-dhanka-ahaa-jawaari","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/03\/qaar-kamid-ah-xildhibaanada-barlamaanka-oo-ka-horyimid-goaankii-guddiyada-fulinta-ay-ku-sheegeen-in-uu-burey-moshinkii-ka-dhanka-ahaa-jawaari\/","title":{"rendered":"Qaar kamid ah Xildhibaanada Barlamaanka oo Ka Horyimid Go&#8217;aankii Guddiyada Fulinta ay ku Sheegeen in uu Burey Moshinkii Ka Dhanka ahaa Jawaari."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/xildh-ka-horyimid.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44886\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/xildh-ka-horyimid.jpg\" alt=\"\" width=\"953\" height=\"511\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/xildh-ka-horyimid.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/xildh-ka-horyimid-300x161.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 953px) 100vw, 953px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo shir ku yeeshey magaalada Muqdisho ayaa arin sharci darro ah ku tilmaamay go\u2019aankii guddiga joogtada ee baarlamaanka uu ku laaley mooshinkii laga keenay guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof Jawaari.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qodobada xildhibaanadan ay ku eedeeyeen Guddoomiye (Jawaari) waxaa ka mid ah xil gudasho la\u2019aan, ku xad gudubka Dastuurka iyo Xeer hoosaadka Golaha Shacabka, Ku takrifal awoodeed iyo caburinta xildhibaanada iyo dhisid la\u2019aanta Guddiyada Baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaan Maxamuud Macalin Yaxye oo ka mid ah xildhibaannada saxiixay mooshinka ayaa sheegy in looga baahan yahay guud ahaanba baarlamaanka ku dhaqan sharciga iyo dastuurka dalka, isaga oo go\u2019aankii guddiga joogtada ee Baarlamaanka ku tilmaamay mid sharciga baalmarsan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa sidoo kale isagana warbaahinta la hadlay Xildhibaan Cabdi Cali oo sheegay in Jawaari uusan shir guddoomin karin kulamada baarlamaanta inta go\u2019aanka laga gaarayo mooshinka laga keenay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cGuddi joogtana go\u2019aan kama gaari karaan Mooshinka, Jawaari-na Guddoomiye uma ahan Golaha shacabka, inta Mooshinka yaalla go\u2019aan laga gaarayo, \u201d ayuu yiri Xildhibaan Cabdi Cali.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxda ugu sareysa dalka wali kama aysan hadal khilaafka soo kala dhaxgalay baarlamaanka Soomaaliya oo ah hay\u2019adda ugu sareysa ee sharci dajinta ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44705\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44706\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44705\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44707\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44708\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo shir ku yeeshey magaalada Muqdisho ayaa arin sharci darro ah ku tilmaamay go\u2019aankii guddiga joogtada ee baarlamaanka uu ku laaley mooshinkii laga keenay guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof Jawaari. Qodobada xildhibaanadan ay ku eedeeyeen Guddoomiye (Jawaari) waxaa ka mid ah xil gudasho la\u2019aan, ku xad gudubka Dastuurka iyo Xeer hoosaadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44886,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44885","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44885","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44885"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44885\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44888,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44885\/revisions\/44888"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44886"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44885"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44885"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44885"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}