{"id":44856,"date":"2018-03-14T02:16:45","date_gmt":"2018-03-13T23:16:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44856"},"modified":"2018-03-14T02:27:21","modified_gmt":"2018-03-13T23:27:21","slug":"aqalka-barlamaanka-samatar-oo-guddi-u-saarey-arrintii-weerarkii-guriga-samatar-cabdi-qaybdiid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/03\/aqalka-barlamaanka-samatar-oo-guddi-u-saarey-arrintii-weerarkii-guriga-samatar-cabdi-qaybdiid\/","title":{"rendered":"Aqalka Barlamaanka Samatarrada oo Guddi u Saarey Arrintii Weerarkii Guriga Samatar Cabdi Qaybdiid."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/qaybdiid.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/qaybdiid.jpg\" alt=\"\" width=\"855\" height=\"569\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/qaybdiid.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/qaybdiid-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 855px) 100vw, 855px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dooday Qodob ku aadan Weerarkii lagu qaaday Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid December 30, 2017.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dooda Kulankan oo soctay mudo Saacado ah ayaa ugu dambeyntii Xildhibaanada Aqalka Sare ay soo jeediyeen in loo saaro guddi, maadaama Xildhibaan Cabdi Qeybdiid uu sheegay in uusan ku qanacsaneyn Guddigii uu Madaxweyne Farmaajo uu u xilsaaray Kiiskiisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qeybdiid, oo Mudanayaasha ka hor hadlay ayaa waxaa uu Baarlamaanka ka codsaday in Sharciga la horgeeyo cidii weerarka gurigiisa ka dambeysay, isagana dhanka kale soo jeediyay in Natiijada Baaritaanka lawado wixii ka soo baxo lala wadaago baarlamaanka iyo shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maanta Kulanka 1aad ee Kalfadhiga 3aad ee Aqalka Sare waxaa soo xaadiray 28 Xildhibaan, 23 ka mid ah waxaa ay u codeeyeen in guddi loo saaro arrinta weerarka Guriga Cabdiqeybdiid, 4 Senator-ka waxa ay u codeeyeen in Ra\u2019isul wasaaraha loo yeero halka hal Xildhibaan uu ka aamusay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Senatorrada Golaha Aqalka Sare ayaa hadda wado ka doodistay Xeerka Shirkadda DP World.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44706\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44705\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44705\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44707\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44708\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dooday Qodob ku aadan Weerarkii lagu qaaday Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid December 30, 2017. Dooda Kulankan oo soctay mudo Saacado ah ayaa ugu dambeyntii Xildhibaanada Aqalka Sare ay soo jeediyeen in loo saaro guddi, maadaama Xildhibaan Cabdi Qeybdiid uu sheegay in uusan ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44857,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44856","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44856","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44856"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44856\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44860,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44856\/revisions\/44860"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44857"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44856"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44856"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44856"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}