{"id":44852,"date":"2018-03-14T02:03:19","date_gmt":"2018-03-13T23:03:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44852"},"modified":"2018-03-14T02:05:06","modified_gmt":"2018-03-13T23:05:06","slug":"ganacsato-la-sheegey-in-ay-al-shabaab-lacag-u-diraan-oo-wasaaradda-amnigu-digniin-u-dirtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/03\/ganacsato-la-sheegey-in-ay-al-shabaab-lacag-u-diraan-oo-wasaaradda-amnigu-digniin-u-dirtey\/","title":{"rendered":"Ganacsato la Sheegey in ay Al-shabaab Lacag u Diraan oo Wasaaradda Amnigu Digniin u Dirtey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/xildhibaan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44853\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/xildhibaan.jpg\" alt=\"\" width=\"947\" height=\"504\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/xildhibaan.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/xildhibaan-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 947px) 100vw, 947px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Kaddib markii dhawaannahay ay jireen warar sheegayay in qaar ka mid ah gacansato iyo milkiilayaasha Garoomada yar yar ee lagu ciyaaro Kubadda ay qaateen Amaro ay dul dhigeen Al-shabaab ayeey maanta Wasaaradda Amniga ee dowladda Federaalka Soomaaliya digniin u dirtay ganacsatada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku dhaqan magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Afhayeenka Wasaaradda Amniga, C\/casiis Xildhibaan oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aysan u dulqaadan karin arrimahan islamarkaana ay tallaabo cad ka qaadi doonaan cidii lagu helo in ay lacag u diraan Ururka Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxa uu sidoo kale Afhayeenku sheega in ganacsatada guud ee gobolka Banaadir gaar ahaan milkiilayaasha garoomada yar yar ee lagu ciyaaro Kubbadda Cagta aanay u hoggaansami karin ammar la sheegay in ay dul-dhigeen Al-shabaab, iyagoo ka baqaya han-jabaadaha ay u jeediyaan. kaasi oo ah inay xiraan Garoomadaas.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxuu intaa ku daray in magaalada Muqdisho ay amnigeeda sugaan ciidamada dowladda Federaalka, hasse ahaatee aan loo dulqaadan karin in ay dhaqangalaan ammaro Al-shabaab ka soo baxa.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan uga digeynaa ganacsatada in ay lacag siiyaan Argagaxisada Al-shabaab, iyaga oo u marinaya Xawaaladaha, Telefoonnada, Banggi ama si toos ah, cid walbo oo lagu arkana waxaa la hor geyn doonaa Maxkamadda ciidamada qalabka sida\u201d ayuu yiri Afhayeenka Wasaaradda Amniga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Afhayeenka ayaa ugu dambeyntii ugu baaqay umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan inay la shaqeeyaan ciidamada Amaanka si looga hortago falalka amni darrada ee lagu waxyeelaynayo Shacabka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44706\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44705\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44705\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44707\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44708\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kaddib markii dhawaannahay ay jireen warar sheegayay in qaar ka mid ah gacansato iyo milkiilayaasha Garoomada yar yar ee lagu ciyaaro Kubadda ay qaateen Amaro ay dul dhigeen Al-shabaab ayeey maanta Wasaaradda Amniga ee dowladda Federaalka Soomaaliya digniin u dirtay ganacsatada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku dhaqan magaalada Muqdisho. Afhayeenka Wasaaradda Amniga, C\/casiis Xildhibaan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44853,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44852","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44852","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44852"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44852\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44855,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44852\/revisions\/44855"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44853"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44852"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44852"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44852"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}