{"id":44848,"date":"2018-03-13T22:15:10","date_gmt":"2018-03-13T19:15:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44848"},"modified":"2018-03-14T01:49:56","modified_gmt":"2018-03-13T22:49:56","slug":"khayraadka-soomaaliya-shir-ku-saabsan-oo-ka-dhacey-magaalada-nairobi-ee-dalka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/03\/khayraadka-soomaaliya-shir-ku-saabsan-oo-ka-dhacey-magaalada-nairobi-ee-dalka-kenya\/","title":{"rendered":"Khayraadka Soomaaliya Shir Ku Saabsan oo Ka Dhacey Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/khayraadka-som.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/khayraadka-som.jpg\" alt=\"\" width=\"948\" height=\"533\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/khayraadka-som.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/khayraadka-som-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 948px) 100vw, 948px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga ee dowladda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cali Xaashi ayaa ka hadlay shir ku saabsan Kalluumaysiga Soomaaliya oo ka socda magaalada Nairobi ee dalka Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka ayaa sheegay in kulankani oo ay ka qayb galayaan qaar ka mid ah maamullada Dalka lagu jeex-jexi doono sidii looga faa\u2019iideysan lahaa kalluunka iyo sidii barnaamijyo shaqa abuur ah loogu samayn lahaa Dhallinyarada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Isaga oo la hadlayay VOA-da ayaa intaasi raaciyay in ay Nairobi ku yeesheen kulan looga hadlayay wixii ka soo baxay shir ay 10-kii Febaraayo ee Sanadkan ku yeesheen Muqdisho madaxda dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada, kaasoo ku saabsanaa sidii loo wadaagi lahaa kheyraadka dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxey ku heshiiyeen meeshii saami ahaan wax loo qaybin lahaa in lacagta oo dhan Bankiga dhexe lagu shubo, oo marka dambe iyagu iyagoo dhan oo wadar ah ay go\u2019aan ka gaadhaan, marka laba arrimood un bay ku heshiiyeen in dakhligaa loo Isticmaali doono, mid waxaa weeye in arrimaha amniga wax looga qabto , tan Labaadna waxa weeye sidii dhaqaalaha waddanka loogu dhisi lahaa\u2019 ayuu yidhi Mr Xaashi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirkan oo ay ka qayb galeen wasiirrada kalluumaysiga ee maamul goboleedyada ayaa sidoo kale lagu lafa guray sidii wax looga qaban lahaa dhaqaale ay midowga Yurub ku bixiyeen sidii loo jihayn lahaa dhallinyaradii ka waantoowday howlaha Burcad Badeednimada ee Soomaaliya, kuwaas oo loo abuurayo shaqooyin u badan Kalluumaysi iyo in loo sameeyo qalabkii ay ku howlgali lahaayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirarkan looga hadlayo arrimaha kalluumaysiga iyo jihaynta Dhallinyaradii Burcad Badeedda ahayd ayuu sheegay wasiirku in wixii haatan ka billowda la ballaadhin doono lana gaarsiin doono dhammaan gobollada dalka, maaddaama ay yaraadeen weerarradii jirri Badeedda.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44706\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44705\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44705\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44707\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44708\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga ee dowladda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cali Xaashi ayaa ka hadlay shir ku saabsan Kalluumaysiga Soomaaliya oo ka socda magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Wasiirka ayaa sheegay in kulankani oo ay ka qayb galayaan qaar ka mid ah maamullada Dalka lagu jeex-jexi doono sidii looga faa\u2019iideysan lahaa kalluunka iyo sidii barnaamijyo shaqa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44849,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44848","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44848","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44848"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44848\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44851,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44848\/revisions\/44851"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44849"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44848"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44848"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44848"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}