{"id":44798,"date":"2018-03-11T21:33:36","date_gmt":"2018-03-11T18:33:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44798"},"modified":"2018-03-11T22:06:10","modified_gmt":"2018-03-11T19:06:10","slug":"magaalada-jowhar-ee-xarunta-maamulka-hirshabeelle-oo-uu-booqasho-ku-tagey-wasiirka-hawlaha-guud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/03\/magaalada-jowhar-ee-xarunta-maamulka-hirshabeelle-oo-uu-booqasho-ku-tagey-wasiirka-hawlaha-guud\/","title":{"rendered":"Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle oo uu Booqasho ku Tagey Wasiirka Hawlaha Guud."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/w-hawlaha-guud.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44799\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/w-hawlaha-guud.jpg\" alt=\"\" width=\"887\" height=\"499\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/w-hawlaha-guud.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/w-hawlaha-guud-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 887px) 100vw, 887px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa maanta magaalada Jowhar ee caasimadda Maamulka Hirshabeelle gaaray wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng. Saadaq Cabdullaahi Cabdi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wafdigan waxaa caasimadda Hirshabeelle ku soo dhaweeyay Wasiiro, Xildhibaano iyo Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana booqashada Wasiirka lagu sheegay inay tahay qiimeynta baahida guud ee dib u dhiska Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka iyo wafdigiisa ayaa waxaa ay ka wada hadleen sidii dib u dhis loogu sameyn lahaa wadooyinka iyo dhismayaashii Dowladda ee ku yaalla dowlad goboleedka Hirshabeelle.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Howlaha guud iyo Guryeynta dowlad goboleedka Hirshabeelle Jaamac Xuseen Xaashi ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay booqashada Wasiir Saadaq, uuna rajeynayo in dib u dhis lagu sameeyo degaanada Hirshabeelle.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale Wasiirka Howlaha guud iyo Guryeynta Dowladda Federaalka Eng. Saadaq ayaa sheegay booqashada ay ku tageen caasimada Hirshabeelle inay la xiriirto sidii qiimeyn loogu sameyn lahaa baahiyada jira.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan iskaashi ku sameyn doonaa Wasaaradaha Howlaha guud ee ka jira dowlad goboleedyada dalka iyo Wasaaradda howlaha guud ee dowlada Federaalka Soomaaliya, booqashadan waxaa ay ii tahay midi iigu horeysay, maalmaha soo socda halkan ayaan joogi doonaa\u201d ayuu yiri Wasiir Eng. Saadaq.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44706\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44705\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44707\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44708\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta magaalada Jowhar ee caasimadda Maamulka Hirshabeelle gaaray wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng. Saadaq Cabdullaahi Cabdi. Wafdigan waxaa caasimadda Hirshabeelle ku soo dhaweeyay Wasiiro, Xildhibaano iyo Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana booqashada Wasiirka lagu sheegay inay tahay qiimeynta baahida guud ee dib u dhiska Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44799,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44798","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44798","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44798"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44798\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44801,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44798\/revisions\/44801"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44799"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44798"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44798"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44798"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}