{"id":44786,"date":"2018-03-10T23:11:53","date_gmt":"2018-03-10T20:11:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44786"},"modified":"2018-03-10T23:19:33","modified_gmt":"2018-03-10T20:19:33","slug":"xubno-ka-tirsan-guddiga-madaxa-banaan-ee-doorashooyinka-qaranka-soomaaliya-oo-mennisota-dalka-mareykanka-kula-kulmey-jaaliyada-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/03\/xubno-ka-tirsan-guddiga-madaxa-banaan-ee-doorashooyinka-qaranka-soomaaliya-oo-mennisota-dalka-mareykanka-kula-kulmey-jaaliyada-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Xubno ka Tirsan Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya oo Mennisota Dalka Mareykanka kula kulmey Jaaliyada Soomaaliyeed."},"content":{"rendered":"<p><strong><em><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/dahir-mire.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44788\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/dahir-mire.jpeg\" alt=\"\" width=\"903\" height=\"602\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/dahir-mire.jpeg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/dahir-mire-300x200.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 903px) 100vw, 903px\" \/><\/a><\/em><\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><em>Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo maal-mahaan wadatashiyo ku aadan sidii loo abbuuri lahaa wacyi-galin guud oo ku aadan\u00a0\u00a0suura galnimada u diyaar garowga qabashada geedi socodka qof Iyo Cod(one Man- One Vote) 2020ka,ayaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota kullankoodii 2-aad kula yeeshay hoolka Hadhwanaag ee ku yaala magaalada Minneapolis ee dalka maraykanka.<\/em><\/strong><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><strong><em>Kullan-kaan ayaa waxaa ka soo qayb-gallay Siyaasiyiin,Odayaal,Haween &amp; dhallinayro,waxaana ugu horrayn daah-furay Xog-hayaha Guud\u00a0\u00a0ee\u00a0\u00a0Guddiga madaxa-bannaan Doorashooyinka Qaranka\u00a0\u00a0Mudane Daahir Mirre Jabriil,wuxuuna sharaxaad ka bixiyey safarkooda iyo wax uu ku qotomay.<\/em><\/strong><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><strong><em>Sh. Hassan Jaamici oo ka mid ahaa culumadii lagu marti-qaaday,ayaa wacdi kaddib,wuxuu soo Dhaweeyey\u00a0\u00a0Guddiga,Asaga oo ku Ammaanay Shaqada ay Hayaan,wuxuuna ka codsaday in ay ilaaliyaan Ammaanada iyo Sharafta ummadda Soomaaliyeed.shiikha ayaa si gooni ah uga digay Musuqa &amp; laaluushka oo ay diinta islaamku reebtay<\/em><\/strong><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><strong><em>Gudoomiyaha Guddiga madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka\u00a0\u00a0Somaliya Marwo Xaliimo Ismaciil Ibraahim(Xaliimo Yarey) oo ka hadashay goobta,ayaa sheegtay,wax yaalihii u qabsoomay inta ay shaqada bilaabeen iyo Meelaha ay gaareen gudaha &amp; dibadaba.<\/em><\/strong><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><strong><em>\u2018\u2019 Waxaan u soconaa Wada-tashi\u00a0\u00a0&amp; Sida aad u aragtaan Caqabada ka hor-imaan kara doorashooyinka &amp; Sida looga hortagi karo dhibaatooyinka ka imaanaya\u2019\u2019Marwo Xaliimo Yarey ayaa soo hadal qaaday,wadanka soomaaliya iyo wakhtigii doorasho ugu danbaysay.<\/em><\/strong><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><strong><em>\u2018\u2019Soomaaliya waxaa Doorasho ugu danbaysay muddo dheer,dadka guddaha jooga iyo dadka dibadda jooga isku si wax uguma sheegayno,waayo dadka dibadda Jooga,way yaqaanaan,oo waxay joogaan wadamo doorasho ay ka dhacdo\u2019\u2019<\/em><\/strong><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><strong><em>Marwo Xalimo Yarey ayaa ka hadashay arrimo la xariira dadka Soomaaliya mab\u2019da ay ka aaminsan yihiin orrasho!!\u2019\u2019 Qofka aad waydiiso doorasho iyo Muwaadinka soomaaaliyeed,wuxuu xaq u lee yahay,looguna lee yahay,waxay la soo boodayaan bay tiri\u2019\u2019 Doorasho tii LAALUUSHKA LA BIXIjiaY ma ahoo?\u2019\u2019<\/em><\/strong><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><strong><em>Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo so gooni ah ula hadashay Qurba-Joogta ayaa tiri\u2019\u2019Dad badan oo Soomaalia ayaa qurba joog ahSu\u2019aalo ayaan idin waydiisanaynaa in aad nooga jawaabtaan&#8230;,<\/em><\/strong><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><strong><em>1-See doorashada Uga qayb-qaadan karraan?<\/em><\/strong><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><strong><em>2-Ma meesha ay joogaan bay ka codaynayaan?<\/em><\/strong><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><strong><em>3-Haddii ay codaynayaan dhaqaalaha yaa bixinaya?<\/em><\/strong><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><strong><em>Intaas kaddib,dadkii goobta yimid ayaa su\u2019aalahaas mid meeshii ay ula muuqatay caasha u galiyey,waxayna u badnaayeen dadkii qabay fikirka in doorasho ka dhici karto Somaliya,haddii wakhtri badan la galiyo.<\/em><\/strong><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><strong><em>Guddiga oo ka kooban 3 qof oo kala ah Xaliimo Ibraahim, Daahir mire jabil &amp; Ilhaam Maxamed ayaa\u00a0\u00a0\u00a0u anbabaxay dalka CANADA oo ay kullan kula qaadan-doonaan Jaaliyadda\u00a0Soomaaliyeed ee dalkaas daggan.magaalooyinaka TORONTO &amp; OTTAWA&#8230;kaddibna dib ugu soo noqon doonnaan Washington oo ay Somalida halkaas ku nool kulan Wada-tashi kula qaadanayaan Maalinta Jimcaha ah ee 16 Maarso.<\/em><\/strong><\/p>\n<p>warsom2o11@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44787\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44706\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44707\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44708\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo maal-mahaan wadatashiyo ku aadan sidii loo abbuuri lahaa wacyi-galin guud oo ku aadan\u00a0\u00a0suura galnimada u diyaar garowga qabashada geedi socodka qof Iyo Cod(one Man- One Vote) 2020ka,ayaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota kullankoodii 2-aad kula yeeshay hoolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44788,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44786","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44786","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44786"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44786\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44789,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44786\/revisions\/44789"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44788"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44786"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44786"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44786"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}