{"id":44778,"date":"2018-03-10T21:31:21","date_gmt":"2018-03-10T18:31:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44778"},"modified":"2018-03-10T21:32:37","modified_gmt":"2018-03-10T18:32:37","slug":"deegaan-ka-tirsan-shhoose-oo-ciidamada-dawladdu-la-wareegeen-sida-lagu-soo-waramayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/03\/deegaan-ka-tirsan-shhoose-oo-ciidamada-dawladdu-la-wareegeen-sida-lagu-soo-waramayo\/","title":{"rendered":"Deegaan ka Tirsan Sh\/hoose oo Ciidamada Dawladdu La Wareegeen Sida lagu soo Waramayo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/sh-hoose-lawareegey.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44779\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/sh-hoose-lawareegey.jpg\" alt=\"\" width=\"872\" height=\"582\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/sh-hoose-lawareegey.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/sh-hoose-lawareegey-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 872px) 100vw, 872px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa saakay la wareegay deegaanka Gamboole oo qiyaastii 50KM dhanka Galbeed ka xiga magaalada Jowhar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Goob joogayaal ayaa warbaahinta u sheegy in ciidamada saakay gudaha u galay deegaankaas, kaddib markii ay isaga baxeen dagaalamayaasha Al-Shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ma jirin wax dagaal ah oo ka dhacay deegaanka, iyadoo qeybaha kala duwan deegaankaas lagu arkayo ciidamo uu wajiga u xiran yahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Al-Shabaab ayaa ku lahaa deegaanka Gamboole saldhig iyo Maxkamad, waxaana halkaas looga yeeri jiray dadka isku heysta dacwadaha iyo sidoo kale Ganacsatada oo looga qaadayay lacagaha loogu yeero Zakawaadka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa lagu waday in maanta deegaanka Gamboole ku kulmaan Ganacsatada Jowhar iyo Al-Shabaab oo la sheegay inay ku soo rogeen inay bixiyaan lacago canshuuro ah oo laga qaadayo shixnadaha ganacsi ee ay kala yimaadaan magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaa iyo hadda Lama oga in ciidamada ay ku sugnaanayaan deegaanka Gamboole iyo in kale, waxaana dhowr jeer jiray deegaano ay ciidamada dowladda qabsadeen oo ay dib isaga soo baxeen<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44706\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44705\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44705\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44707\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44708\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa saakay la wareegay deegaanka Gamboole oo qiyaastii 50KM dhanka Galbeed ka xiga magaalada Jowhar. Goob joogayaal ayaa warbaahinta u sheegy in ciidamada saakay gudaha u galay deegaankaas, kaddib markii ay isaga baxeen dagaalamayaasha Al-Shabaab. Ma jirin wax dagaal ah oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44779,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44778","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44778","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44778"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44778\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44781,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44778\/revisions\/44781"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44779"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44778"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44778"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44778"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}