{"id":44774,"date":"2018-03-10T21:00:23","date_gmt":"2018-03-10T18:00:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44774"},"modified":"2018-03-10T21:04:28","modified_gmt":"2018-03-10T18:04:28","slug":"wasiirka-arrimaha-debedda-soomaaliya-oo-sheegey-in-heshiiska-sadex-geesoodka-ah-ee-berbera-aaney-waxba-ka-jirin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/03\/wasiirka-arrimaha-debedda-soomaaliya-oo-sheegey-in-heshiiska-sadex-geesoodka-ah-ee-berbera-aaney-waxba-ka-jirin\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Debedda Soomaaliya oo Sheegey in Heshiiska Sadex Geesoodka ah ee Berbera aaney Waxba Ka jirin.."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/cawad.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44775\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/cawad.jpg\" alt=\"\" width=\"948\" height=\"533\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/cawad.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/cawad-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 948px) 100vw, 948px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay heshiiskii saddex geesoodka ahaa dekedda Berbera, kaa oo muran iyo khilaaf cusub ka dhax abuuray dowladda iyo shirkadda laga leeyahay dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta ee DP World.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Arrimaha dibedda ayaa sheegay inaanu jirin heshiis ansax noqonaya oo lagu galo dhulka Soomaaliya, kaasi oo aanay waxba ka ogeyn dowladda federaalka Soomaaliya, ansixintiisana aysan soo marin Baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiir Cawad ayaa Imaaraadka kaga digay in ay isku dayaan in ay faragelin ku sameeyaan Madax banaanida Soomaaliya, wuxuuna tilmaamay heshiiskaasi inuu yahay mid aanay waxba ka jirin.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cSomaliland waa dad walaalaheena ah waxaa ay ka mid yihiin ummadda Soomaaliyeed, horumarkooda waan jecel nahay, Imaaraadka qaabka ay udhaqmeen ma ahan wax wanaagsan, dacwad ayaana ka gudbinay\u201d ayuu yiri Wasiirka oo la hadlay BBC-da.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay Wasiirka in Jaamacada Carabta ay isku raceen in midnimada Umadda Soomaaliyeed tahay mid aan la dhaafi karin oo aan la dafiri karin, islamarkaana aduunka iyo Carabtuba ay qirayaan, islamarkaana tahay in la ixtiraamo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa todobaadkan fadhiga Golaha Wasiirada Jaamacadda Carabta oo ka dhacay Qaahira ku gudbisay dacawad ka dhan ah Imaaraadka, waxaana Goluhu ay soo saareen bayaan ay ku sheegeen in ay muqadas tahay madax banaanida Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44706\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44705\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44705\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44707\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44708\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay heshiiskii saddex geesoodka ahaa dekedda Berbera, kaa oo muran iyo khilaaf cusub ka dhax abuuray dowladda iyo shirkadda laga leeyahay dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta ee DP World. Wasiirka Arrimaha dibedda ayaa sheegay inaanu jirin heshiis ansax noqonaya oo lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44775,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44774","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44774","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44774"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44774\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44777,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44774\/revisions\/44777"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44775"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44774"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44774"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44774"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}