{"id":44758,"date":"2018-03-09T00:04:51","date_gmt":"2018-03-08T21:04:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=44758"},"modified":"2018-03-09T00:06:56","modified_gmt":"2018-03-08T21:06:56","slug":"shirkadaha-diyaaradaha-adeegsada-garoonka-aadan-cadde-oo-amarro-cusub-lagu-soo-rogey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/03\/shirkadaha-diyaaradaha-adeegsada-garoonka-aadan-cadde-oo-amarro-cusub-lagu-soo-rogey\/","title":{"rendered":"Shirkadaha Diyaaradaha Adeegsada Garoonka Aadan Cadde oo Amarro Cusub Lagu Soo Rogey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/w-oomaar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-44759\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/w-oomaar.jpg\" alt=\"\" width=\"1006\" height=\"566\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/w-oomaar.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/w-oomaar-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1006px) 100vw, 1006px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Soomaaliya ayaa amaro cusub ku soo rogay shirkadaha duulimaadyada ee ka howl gala Garoonka diyaaradaha Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Wasaaradda Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar oo kulan la qaatay Shirkaddaha Duulimaadyada ee ka shaqeeya garoonka Muqdisho ayaa faray in wixii hada ka dambeeya looga baahan yahay Shirkaddaha inay soo gudbiyaan jadwalka duulimaadkooda bil walba.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale Wasiirka ayaa ku wargeliyay rakaabka diyaaradaha ka raacaya Garoonka in looga baahan yahay Seddex saac ka hor in ay xaadir ku ahaadaan Garoonka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cShirkaddaha duulimaadka waxaa la farayaa in bil kasta ay soo gudbiyaan jadwalka duulimaadkooda, cidii is bedel ku yimaada jadwalkeeda waxaa ay ku soo wargelineysaa todobo cisho ka hor Xafiiska Wasaaradda Duulista.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka ayaa faray shirkadaha duulimaadka in aanay qolo kale ka kireyn diyaarad ay rakaab sugayaan, iyadoo dhowr jeer ay dhacday in diyaarad ay rakaab sugayana ay Madax ka tirsan dowladda kireysteen.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cDiyaaradaha ku xadgudba inta aan soo sheegnay waxa ay la kulmi doonaan ganaaxyadan kala ah marka koowaad 2,000 oo Dollar, marka labaad 2,000 oo Dollar iyo 7 cisho oo shaqo ka fariisin ah iyo marka Saddexaad oo ah in ruqsada shaqada lagala laaban doono\u201dayuu yiri Wasiirka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Amarkan ayaa ka dambeeyay, kaddib cabasho ay rakaabka raaca diyaaradaha ka keeneen dib u dhacyada ku yimaada duulimaadyada isla markaana ay mararka qaar dhacdo in dib loo dhigo.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44706\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44705\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44705\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44707\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-44708\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Soomaaliya ayaa amaro cusub ku soo rogay shirkadaha duulimaadyada ee ka howl gala Garoonka diyaaradaha Muqdisho. Wasiirka Wasaaradda Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar oo kulan la qaatay Shirkaddaha Duulimaadyada ee ka shaqeeya garoonka Muqdisho ayaa faray in wixii hada ka dambeeya looga baahan yahay Shirkaddaha inay soo gudbiyaan jadwalka duulimaadkooda bil walba. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44759,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-44758","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44758","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44758"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44758\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44761,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44758\/revisions\/44761"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44759"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44758"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44758"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44758"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}